[Akhriso]: 25 Qof oo 6 Turki Tahay oo Waxyeelo Kasoo Gaartay Qarax

0
Saturday January 18, 2020 - 16:16:35 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso]: 25 Qof oo 6 Turki Tahay oo Waxyeelo Kasoo Gaartay Qarax

    Waagacusub.com- Qaraxa oo ahaa mid si weyn looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Afgoye ayaa ka dhacay Baar ismaaciil oo ka tirsan degmadaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Qaraxa oo ahaa mid si weyn looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Afgoye ayaa ka dhacay Baar ismaaciil oo ka tirsan degmadaas.

Wararka ayaa  sheegaya in qaraxa lala eegtay shaaqaale Turky ah oo goobta marayay kuwaas oo dhisayay wadada xariirisa muqdisho iyo Afgooye, waxaana intaas ay wararku ku darayaan in qaraxa uu ahaa mid uu fuliyay isa soo miidaamiyay gaari watay.

Waxaa jira qasaare ka dhashay qaraxa inkastoo aan la ogayn ilaa hadda tirade rasmiga ah ee ku waxyeeloobay qaraxaas, mana jirto ilaaa hadda cid sheegatay ma’uuliyadda qaraxa, sidoo kale kama aysan hadlin maamulka shabeellaha hoose iyo kan degmadu


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...