Topnews:- Qoor Qoor oo lacagtii ugu badneed ka dhacay ganacsatadii Saleebaan Habargidir.

0
Wednesday July 01, 2020 - 11:30:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3380
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Qoor Qoor oo lacagtii ugu badneed ka dhacay ganacsatadii Saleebaan Habargidir.

    Qoor Qoor Xaalka Waa ku xun yahay , waxey xaaladu mareeysaa ineysan Laba qof oo Reer Muse Farax Saleebaana isi salaamin. Prof. Abdirahman Adan Sabriye, waa Nin reer Musa, Mahad Alle ah, Wuxuu isku sharaxey Madaxweynaha Galmudug asagoo lacag gaareys

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoor Qoor Xaalka Waa ku xun yahay , waxey xaaladu mareeysaa ineysan Laba qof oo Reer Muse Farax Saleebaana isi salaamin. Prof. Abdirahman Adan Sabriye, waa Nin reer Musa, Mahad Alle ah, Wuxuu isku sharaxey Madaxweynaha Galmudug asagoo lacag gaareysa 600,000, lix boqol kun dollar oo uga baxday ololahiisii doorashadda Prof Sabriye Markii uu ogaadey in doorashada ay u afduuban tahey Qoor Qoor ayuu ku laabtey Xamar, waxaa soo baryay Qoor Qoor, oo dhahey ina adeerow Maanta meesha ha iiga tegin Wixii lacag ka baxdey Waa ku siinayaa,

200,000$ Laba boqol  kun oo dollar ayuu hormaris u siiyay sidaas ayuu Sabriye ugu  laabtey Dhuusamareeb, markii doorashada dhamaateyna lacagtii uu balanqaadey Waa bixin diidey.

Dhinaca kale, Ganacsade Abdirizak Cadaawe Ahmed Maalin oo ah milkiilaha , Banki magaciisa la dhaho My Bank oo mardhow la furi rabo waxa uu ka deynsadey 2000,000 Labo milyan oo dollar oo Ahmed Qoor Qoor ku galey ololahiisii doorashadda, Ilaa hadana lacagtaas waa bixin la yahey.

Reer Cumar , jufadda uu ka dhashay Qoor Qoor ayaa  lagu dacweeyay gogoshana waxey taalaaa Hotel Galeyr oo uu leeyahay Ganacsade Dahir Shiikhdoon...

Qoor Qoor wuxuu sidoo kale dhacay  Ganacsade Bashir Abdullahi Sahal oo ka mid ah madaxda Hormuud, waa reer Muse reer Qalaf, Lacagta uu ka deynsadey oo kaanbeynka ku galey waa 900,000$ sagal boqon kun oo dollar, Telefanka waa ka qaban diidey. 

Waxa kaloo Lacagta ay deymiyeen ka soo saari waayay Shirkada SAFA GROUP oo ay leeyihiin ganacsato  reer Muse Reer Cumar 1800,000$ dollar.

Cid kasta oo reer Muse ah,  oo lagu dacweeyo Maanta Waxey la soo boodeeysaa "anagaba waa na dhacey ee maxaan ka qaban karnaa Qoor Qoor”..

Shacabka Galmudug ha dulqaateen seddex bilood,waxaa hubaala inuu fashilmi doono, inuu Ciidanka la xareeyay Mushaarkooda waayi doono , inuu ballanqaadyadda beelaha fulin waayi doono, inuu la soo bixi doono wejigiisa runtaa taas oo reer Galmudug ku qasbi doonta iney sameeystaan Jabhad hubeeysan oo ka xoreeysa degaanka isaga iyo kooxda la socota ee Urur diimeedyadda.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...