Al-Shabaab oo la wareegay Ceeldheere oo isku xira Guriceel iyo Dhuusamareeb.

0
Friday January 15, 2021 - 00:55:48 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1215
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 4
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo la wareegay Ceeldheere oo isku xira Guriceel iyo Dhuusamareeb.

    Waagacusub.com - Argagixisadda Al-Shabaab ayaa dhaawacay askari ka tirsan Ciidanka boliiska iyagoo si nabadda ku qabsaday Ceeldheere Waxaana Ceeldheere istaraatiiji muhiima u tahay Dhuusamareeb iyo Guriceel, sida muuqatana ma jiraan cid ka horjoogsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Argagixisadda Al-Shabaab ayaa dhaawacay askari ka tirsan Ciidanka boliiska iyagoo si nabadda ku qabsaday Ceeldheere Waxaana Ceeldheere istaraatiiji muhiima u tahay Dhuusamareeb iyo Guriceel, sida muuqatana ma jiraan cid ka horjoogsan karta iney qabsadaan Dhuusamareeb.
Maleeshiyadda Al-Shabaab waxey horey u qabsadeen saakay degaanka Coomaad oo hoos taga Degmadda Matabaan halka ay dhinaca kalena kulaalayaan degaanka Wisil ee gobolka Mudug.
Maamulkii Ahlusunna ee Sufo ayaa loo darsaday sida muuqato iyadoo Axmed Qoor Qoor iyo kooxdiisa ku fashilmeen iney sugaan amniga Galmudug
Galmudug degmo kasta colaad ayaa ka taagan iyadoo aysan is dhexmari karin beelaha Ceyr iyo Saleebaan oo isku dilaya degaanadda Xananbuuro iyo qalaanqale halka Mareexaan iyo Ceyr xaalkoodu gaaray xasuuq la isla beegsaday labada dhinac

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...