Wardegdega: Liiska magacyadda Askar Somalia oo lagu laayay buuraha Eretria iyo Dagaalka Tigray - "Caruur 14 jira u badan waaye"

0
Friday January 15, 2021 - 17:32:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3388
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Wardegdega: Liiska magacyadda Askar Somalia oo lagu laayay buuraha Eretria iyo Dagaalka Tigray - "Caruur 14 jira u badan waaye"

    #DegDeg: Liiska Ciidamo Soomaaliyeed oo lagu dilay (ku dhintay) wadanka Eretria iyo Magacyadooda. 11 Askari oo katirsan Ciidankii tababarka loogu qaaday wadanka Eretria ayaa dhintay kadib markii qaarkood laga soo tuuray buuro lagu qalqal galinayo, h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

#DegDeg: Liiska Ciidamo Soomaaliyeed oo lagu dilay (ku dhintay) wadanka Eretria iyo Magacyadooda. 11 Askari oo katirsan Ciidankii tababarka loogu qaaday wadanka Eretria ayaa dhintay kadib markii qaarkood laga soo tuuray buuro lagu qalqal galinayo, halka kuwa kalena loo adeegsaday ka qeyb galka dagaallo kasocda wadanka Itoobiya.
1-Maslax Cali Ibraahim, waxaa lagu naynaasi jiray Qodaaye. 2-Saacid Aadan, naynaastiisu waxay aheyd Tafaxayte. 3-Cabdullaahi Muumin Nuur. 4-Nuunow Madkey Ibaahim, ku magac dheeraa Jabka. 5-Ibraahim Diini oo naynaastiisu aheyd Suuley. Waxaa kaloo dhintay Lix kale oo tiradda geerida ka dhigaysa 11 Askari. Magacyadda Askarta wada dhimatay inkastoo aanan wada helin hadana alle ha u naxariistee magacyadda aan kor ku xusay ayaa qeyb ka ah dadka geeriyooday. Hooyooyin badan oo Soomaaliyeed ayaa maalin kasta kasoo muuqda Baraha Bulshadda, waxay raadinayaan Ubadkooda oo markii ugu war dambaysay loo sheegay in tababar loogu qaaday wadanka Eretria. Cali Aadan Muumin

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...