QoorQoor Oo Shaqada ka ceeyriyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo ay isku heeyb ahaayeen

0
Sunday January 17, 2021 - 00:41:07 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QoorQoor Oo Shaqada ka ceeyriyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo ay isku heeyb ahaayeen

    QoorQoor Oo Shaqada ka ceeyriyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo ay isku heeyb ahaayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QoorQoor Oo Shaqada ka ceeyriyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo ay isku heeyb ahaayeen Axmed Qoor Qoor oo shaqada ka joojiyay agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug Cabdiwali Jaamac Barre ka dib markii uu iska horkeenay isaga iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Kasoo Jeeda Galmudug. Maanta ayay ahayd markaan faafinay Qoraal uu agaasimaha shaqada laga joojiyay Abdiwali jaamac barre u qaybiyay wariyaasha oo lagu aflagaadaynayo Gudoomiye ku xigeenka aqalka sare Abshir bukhaari taasi oo keentay in shaqada laga joojiyo.

Agaasimaha Shaqada Laga Joojiyay Ayaa Waxa ay Qaraabo dhaw yihiin axmed qoorqoor oo reeer muuse la ah 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...