DEG DEG Qaraxweeyn oo muqdisho kadhacay

0
Sunday January 17, 2021 - 00:49:09 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Qaraxweeyn oo muqdisho kadhacay

    DEG DEG Qaraxweeyn oo muqdisho kadhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG Qaraxweeyn oo muqdisho kadhacay

Warar dheeraad ah oo aan heleeyno ayaa ka soo baxaha Qarax miino oo caawa fiidkii ka dhacay inta dhaxeysa isgoyska Ceel-gaabta iyo suuqyaraha degmada Xamar Jajab ee magaalada muqdisho 

Qaraxa oo ahaa mid aad xooggan ayaa waxaa laga maqlay qeybaha kala duwan ee magaalada, wuxuuna ahaa miino.

Saraakiisha amniga oo an xiriir lasameeynay ayaa sheegay in afka hore ama koofanaha ka haleeshay gaari halkaas marayay.

Saraakiisha ayaa sidoo kale sheegay in wax khasaare nafeed ah uu san ka dhalan qaraxa, isla markaasna dadkii gaariga saarnaa ay nabad qabaan.

Sidoo kale lama xaqiijin weli cidda lala beegsaday qaraxaas, mana jirto cid faahfaahin ka soo saartay qaraxaan caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...