Booliskii Matabaan oo la kala Eryay iyo Ciidamo qabsaday Degmadaasi

0
Sunday January 17, 2021 - 01:04:43 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliskii Matabaan oo la kala Eryay iyo Ciidamo qabsaday Degmadaasi

    Booliskii Matabaan oo la kala Eryay iyo Ciidamo qabsaday Degmadaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliskii Matabaan oo la kala Eryay iyo Ciidamo qabsaday Degmadaasi

Ciidamo Nabad Sugid ah oo uu horkacayo Cabdilaahi Cabdi Raage oo kamid ahaa saraakiishii Ahlusunna ayaa La Wareegay Amniga Degmada Matabaan Ee Gobalka Hiiraan ka dib markii boolisku ku fashilmeen Sugida Amniga Matabaan

.

Ciidanka Nabad Sugida ayaa iminka Gaaf Wareegaya Gudaha Iyo Hareeraha Matabaan oo deegaano u dhaw ay alshabaab la wareegeen dhawaan Matabaan ayaa ah magaalo qadiimi ah balse axmed QoorQoor uu rabo in Xoog ku maamulo Shacabka Matabaan

 

Waxaa miyiga degmadaaasi jooga maleeshiyaaad lamagac baxay Xaqul diririka Matabaan oo Kasoo Horjeeda Ciidamada Axmed QoorQoor ku gurayo matabaan.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...