Labo Nin oo ku dhintay Badda Hobyo

0
Friday January 22, 2021 - 16:02:17 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labo Nin oo ku dhintay Badda Hobyo

    Labo Wiil oo Dhalinyaraa oo u dabaal tagay xeebta Magaalada Hobyo oo ay baddu la tagtay kuna geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labo Wiil oo Dhalinyaraa oo u dabaal tagay xeebta Magaalada Hobyo oo ay baddu la tagtay kuna geeriyooday.

Labadaan wiil ayaa  nasiino u  tagay xeebta Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug balse badda oo kacsan awgeed labadaas wiil ayaa ku naf waayay biyaha badda ka dib markii hirqaaday.

Xeebta Magaalada hobyo ayaa sidaan oo kale dhawr jeer dad badan ugu naf waayeen ka dib markii ay hirarku qaadeen waxaana xiliyadaan oo ay Xeebtu Kacsan tahay dad u dabaal taga kala kulmaan qatar fara badan.

Allaha u naxariisto labada wiil ee badda Hobyo ku harqaday.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...