Taliyaha Booliska Guriceel oo dhibaato xoogan ku haya shacabka kunool degmadaasi

0
Saturday January 23, 2021 - 17:12:01 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliska Guriceel oo dhibaato xoogan ku haya shacabka kunool degmadaasi

    Cismaan Cali hudeey oo ah Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel ayaa Qorsheeynaya in uu soo xirxiro maamooyin warbaahinta kasoo muuqday kuwaas oo Axmed qoor qoor ku eedeyay in Caruurtooda ka iibsaday Eretariya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cismaan Cali hudeey oo ah Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel ayaa Qorsheeynaya in uu soo xirxiro maamooyin warbaahinta kasoo muuqday kuwaas oo Axmed qoor qoor ku eedeyay in Caruurtooda ka iibsaday Eretariya

Maamooyinkaan oo caruurtaada loo askareeyay Abiy Axmed ayaa lasheegay in ku Geeriyoodeen Dagaal dhexmaray Kooxda TPLF iyo Xukuumada Ethobia

 

Axmed qoor qoor ayaa hooyooyinka Galmudug iskugu daray in Caruurtooda iibsado hadana hooyooyinkii dhalay Xabsi iskugu geeyay

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...