Wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo Gaaray Dhuusamareeb

0
Sunday January 24, 2021 - 13:12:09 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo Gaaray Dhuusamareeb

    Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa manta Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa manta Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan.

Soo dhaweynta waxaa ku wehliyay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamka Galmudug iyo Wasiir Dowlaha madaxtooyada Galmudug.

Wafdigaan oo kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxda Galmudug ayaa waxa safarkoodu u daran yahay Arimaha Doorashoyinka, Amaanka iyo Siyaasada.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...