Gaadiid iyo Dadkii Saarnaa oo lagu Afduubtay inta u Dhaxaysa Matabaan iyo Guriceel.

0
Sunday January 24, 2021 - 13:38:20 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaadiid iyo Dadkii Saarnaa oo lagu Afduubtay inta u Dhaxaysa Matabaan iyo Guriceel.

    Sedex Gaari oo nuuca ay soomaalidu u taqaan Candha meydlaha iyo dadkii saarnaa ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa magaalooyinka Matabaan iyo Guriceel oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sedex Gaari oo nuuca ay soomaalidu u taqaan Candha meydlaha iyo dadkii saarnaa ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa magaalooyinka Matabaan iyo Guriceel oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Gaadiidka la afduubtay ayaa laga leeyahay Baladweyne waxaana loo aanaynayaa afduubkooda ilaa shan Gaari oo laga leeyahay Guriceel oo lagu haysto dhinaca baladweyne.

 

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa kusoo badanayay wadada Xiriirisa Baladweyne iyo Guriceel afduubka iyo dhaca gaadiidka iyo dadka saaran arinkaa oo aanay waxba ka qaban maamulada Hirshabeele iyo Galmudug.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...