Soomaliya oo kabixi Rabta Urur Goboleedka IGAD Sababtu Waa Maxay

0
Thursday January 28, 2021 - 13:59:23 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaliya oo kabixi Rabta Urur Goboleedka IGAD Sababtu Waa Maxay

    Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku hanjabtay in ay iskaga baxayso urur gobolleedka IGAD sida ay qortay wakaalada Wararka ee AFP.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku hanjabtay in ay iskaga baxayso urur gobolleedka IGAD sida ay qortay wakaalada Wararka ee AFP.

Soomaaliya ayaa ku eedaysay guddi ka socotay IGAD oo Jabbuuti gar wadeen ka tahay in ay u xag liyeen dawladda Kenya kadib markii ay sheegeen in aanay hayn caddaymo muujinaya in Kenya farogelisay arrimaha gudaha Soomaaliya.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...