Dagaal u dhexeeya Cayr iyo Saleebaan oo ka Qarxay Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud

0
Sunday January 31, 2021 - 16:13:51 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal u dhexeeya Cayr iyo Saleebaan oo ka Qarxay Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud

    Wararka ka imaanaya Deegaanka Xanabuure ee Gobalka Galgaduud waxay kusoo waramayaan in dagaal culus oo u dhexeeya malayshiyaad kasoo kala jeeda beelaha Cayr iyo saleebaan uu halkaasi ka dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Deegaanka Xanabuure ee Gobalka Galgaduud waxay kusoo waramayaan in dagaal culus oo u dhexeeya malayshiyaad kasoo kala jeeda beelaha Cayr iyo saleebaan uu halkaasi ka dhacay.

Afar qof ayaa dagaalka ku dhintay oo hal ka mid ah uu kasoo jeedo beesha cayr halka labo qofna ay kasoo jeedaan beesha saleebaan iyadoo shaqsiga afaraad uu kasoo jeedo beesha direed kaasi oo goob uu ku sugnaa uu dagaalku ka bilowday

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...