
Guriceel oo Qarka u saran in uu Dagaal Ka qarxo
Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa laga cabsi qabaa in halkaas dib uga qarxo Dagaal Diimeed udhaxeeya Culimada Suufiyada iyo wahaabiyada
Maamulka Degmada Guriceel ayaa amray in lafuro masaajidyadii ku xirmay Dagaalkii Alshabaab iyo Ahlusuna Guriceel kudhex maray 2008
Dadka Deegaanka ayaa kadigay in haddi lagu Deg Dego Furintaanka masaajidyada ku xirmay Fikir diiniya in ay sababi karto Dagaal Diimeed kale
Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...
Guriceel oo Qarka u saran in uu Dagaal Ka qarxo
Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa laga cabsi qabaa in halkaas dib uga qarxo Dagaal Diimeed udhaxeeya Culimada Suufiyada iyo wahaabiyada