CC Warsame oo Fariin Adag u Diray Farmaajo

0
Sunday April 04, 2021 - 17:53:15 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CC Warsame oo Fariin Adag u Diray Farmaajo

    C/raxmaan C/shakuur ayaa yiri" Farmaajo isaga oo aan afka kala qaadin ayaa rag ka soo horeeya u doodayaan, iyagoo leh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/raxmaan C/shakuur ayaa yiri" Farmaajo isaga oo aan afka kala qaadin ayaa rag ka soo horeeya u doodayaan, iyagoo leh
1- Looma baahna in laga hadlo muddo xileedka dhamaaday ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha 

2- Maxaa looga baahan yahay in laga hadlo weerarkii habeenkii iyo subixii 19 Febraayo dhacay. 

3- Looma baahna in Midowga Murashaxiinta iyo Wakiilada Somaliland doodda ay qabaan laga dhagaysto 

Loading...

4- Looma baahna in damaanad helo fulinta heshiiska. 

Taasoo ka dhigan in la galo doorasho uu Farmaajo murashaxiinta la tartamaysa weerari karo, xildhibaanka uu diidan yahay Baarlamaanka ka xiran karo, Madaxweyne Dawlad Goboleedna uusan  Muqdisho si nabad ah murashaxii uu doono ugu ololayn karin. Waxaa nala kala dooransiinayaa 

Muddo kororsi mise doorasho qorayga caaradiisa ah
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...