Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo La Sheegay In Uu Ahaa Mid Kas Ah

0
Sunday April 11, 2021 - 11:51:55 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo La Sheegay In Uu Ahaa Mid Kas Ah

    Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Genaral Cabdullahi Buulle Kameey oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay baaritaanadii dilka Guddoomiyaha. Waxa uu sidoo kale xusay in dhawaan loo fadhiisan doono dhage

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Genaral Cabdullahi Buulle Kameey oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay baaritaanadii dilka Guddoomiyaha. Waxa uu sidoo kale xusay in dhawaan loo fadhiisan doono dhageysiga dacwadda Genaral Kameey ayaa sheegay in dilka gudoomiyaha uu ahaa mid si ula kac ah loo geeystay.

"Baaritaanka guddi baa loo saaray waxaa ay ku soo gabagabeeyen dil kas ah” ayuu yiri Generaal Cabdullahi Buulle Kameey.

Bilawgii sanadkan ayey aheyd markii xilli Habeen ah ciidamo ka tirsan Kuwa Booliiska Soomaaliya oo ku sugan agagaarka Isgoyska degmada Howl-wadaag ay dil ugu geeysteen Gudoomiyihii degmada Hodan Cabdi Xakiin Dhega Juun .



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...