Sargaal Ciidan oo Caan ah ayaa lagu Dilay Muqdisho.

0
Sunday April 11, 2021 - 13:36:19 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sargaal Ciidan oo Caan ah ayaa lagu Dilay Muqdisho.

    Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan gaar ahaan Saybiyaano ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan gaar ahaan Saybiyaano ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska . Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Mahad Ali Cilmi (Mahad Dolar ) ayaa ka mid ahaa saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed .

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in sarkaal uu ahaa mid magac ku leh Agagaarka Saybiyaanoo illa Ex-control Afgooye .

Dilka Taliyaha ayaa la sheegay in ay ka dambeeyen Kooxo bistoolado ku hubeysan kuwaas oo dilka kadib goobta isaga baxsaday.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...