Dagaalkii Canfarta iyo Soomaalida oo dib u bilaawday xuduudka labada deegaan.

0
Sunday April 11, 2021 - 13:53:30 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalkii Canfarta iyo Soomaalida oo dib u bilaawday xuduudka labada deegaan.

    Saraakiil amni ayaa WaagaCusub.com u xaqiijiyey in saaka ilaa imika uu dagaal adagi ka socdo tuulada Tareena, khasaaraha dagaalka ayaa la sheegayaa in 14 qof ay ku dhaawacmeen dagaalka dhinaca Soomaalida, halka laba kale ay ku dhinteen oo isugu jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil amni ayaa WaagaCusub.com u xaqiijiyey in saaka ilaa imika uu dagaal adagi ka socdo tuulada Tareena, khasaaraha dagaalka ayaa la sheegayaa in 14 qof ay ku dhaawacmeen dagaalka dhinaca Soomaalida, halka laba kale ay ku dhinteen oo isugu jira shacab iyo ciidan.
Khasaaraha dhinaca Canfarta weli xog rasmi ah lagama hayo, inkasta oo uu dagaalku ahaa mid Xoogan waxa suurto gal ah in uu jiro khasaaro xooggan oo dhinacooda ah.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...