[Topnews:-] Saadaq John taliyaha boliiska Banaadir ayaa ka nixiyay Farmaajo kadib markii uu hor istaagay kulankii baarlamaanka

0
Monday April 12, 2021 - 11:29:38 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Saadaq John taliyaha boliiska Banaadir ayaa ka nixiyay Farmaajo kadib markii uu hor istaagay kulankii baarlamaanka

    Waagacusub.com - Saadaq John oo ah Taliyaha ciidamada Booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay in uu joojiyey fadhi ay yeelan lahaayeen baarlamanka Soomaaliya, wuxuun ku eedeeyey in ay Boob sameyn lahayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Saadaq John oo ah Taliyaha ciidamada Booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay in uu joojiyey fadhi ay yeelan lahaayeen baarlamanka Soomaaliya, wuxuun ku eedeeyey in ay Boob sameyn lahayeen.
Sidaas oo kale wuxuu ku eedeeyey Xildhibaanadu in aysan sharciyad heysan, si weyn ayaa loo wadaagay warkan, ma jirto wx war ah oo kasoo baxay dhinaca Xukuumadd Faderaalka ee Soomaaliya.
Mr, John ayaa kamid ah xubnaha ay horey uga cawdeen Mucaaradka oo ay sheegeen in siyaasad loo adeegsaday.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...