Qorshe ka dhan ah Qoorqoor oo Muqdisho ka socda

0
Tuesday April 13, 2021 - 17:39:56 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qorshe ka dhan ah Qoorqoor oo Muqdisho ka socda

    Waagacusub.com - Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, iyo Ku xigeenkiisa labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Faandhe oo Muqdisho looga yeeray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, iyo Ku xigeenkiisa labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Faandhe oo Muqdisho looga yeeray.
Gacal iyo Faadumo ayaa hada ku sugan Villa Somalia iyagoo kulan leh madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay kulankaan iyadoo looga hadlayo arrimo ku saabsan sidii loo ridi lahaa Qoorqoor oo ka hor yimid go'aankii shalay golaha shacabka uu muddo kordhinta ugu sameeyay Farmaajo.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...