Siyaaasiyiin Reer Galmudug ah oo difaacay Jeneraal Saadaq Joon Weerarna Ku Qaaday Farmaajo.

0
Wednesday April 14, 2021 - 13:26:59 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaasiyiin Reer Galmudug ah oo difaacay Jeneraal Saadaq Joon Weerarna Ku Qaaday Farmaajo.

    Iyadooo madaxweynaha Waqtigu ka dhacay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sheegay in uu darajadii Jeneraalnimo ka xayuubiyay Taliyihii qeyybta Booliska Gobalka Banaadir Saadaq Joon oo dhawaan ka hor yimid muddo kordhinta Sharci daradaa ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadooo madaxweynaha Waqtigu ka dhacay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sheegay in uu darajadii Jeneraalnimo ka xayuubiyay Taliyihii qeyybta Booliska Gobalka Banaadir Saadaq Joon oo dhawaan ka hor yimid muddo kordhinta Sharci daradaa ee Golaha Shacabku ay ku dhaqaaqeen ayaa waxaa arinkaas ka hadlay Siyaasiyiin kaso jeeda Galmudug.
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee aqalka Sare Abshir Maxamed Bukhaari ayaa sheegay in Farmaano uusan Awood u lahayn darajo ka xayuubin Ciidank xittaa Hadduu Madaxweyne Sharciya ahaan lahaa arintaasna ay qaabilsan yihiin Gudiga Anshax Marinta.

Xildhibaanada kala ah Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Odowaa oo ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Farmaajo si toos ah ugu tuntay Sharcigii iyo Dastuurkii dalka loona baahan yahay in la iska difaaco.

Loading...

Lataliyaha  Madaxweynaha Galmudug Kamaal Guutaale ayaa talaabada Sharciga baalmarsan ee uu Farmaajo Qaaday Sabab uga Dhigay Muddo Kororsiga uu samaystay oo uu ku tilmaamay Musiibo dalka ku habsatay.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...