[DegDeg:] Saadaq Joon oo wata Booliis iyo Millatari ayaa u guuray xaafadda Shiirkole.

0
Wednesday April 14, 2021 - 20:24:38 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2334
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DegDeg:] Saadaq Joon oo wata Booliis iyo Millatari ayaa u guuray xaafadda Shiirkole.

    In ka badan 20 Cabdi Bile oo isugu jira Millatari iyo Booliis oo uu wato Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa caawa ku hoyanaya Shiirkole oo deris la ah wasaaradda gaashaanigga Soomaaliya Muqdisho ku taaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In ka badan 20 Cabdi Bile oo isugu jira Millatari iyo Booliis oo uu wato Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa caawa ku hoyanaya Shiirkole oo deris la ah wasaaradda gaashaanigga Soomaaliya Muqdisho ku taaala
Saadaq iyo Ciidankiisa ayaa hadda wada dhaqdhaqaaqyo Ciidan, waxaana la filayaa in Ciidamo kale ay ku soo biiraan.

Dowladda ayaa dhabar jab weyn u aragta in Gen. Saadaq Joon uu garabkooda ka baxo, 4-tii sano ee lasoo dhaafay ammaan ay huwinayeen kuwa xukuumadda baraha Bulshada ka taageera ayaa hadda maalmahan billaabay iney caayaan Generalka.

Loading...

Saadaq Joon dhaqdhaqaaqyadda Ciidan ee Xamar uu ka wado ayaa waxaba kama jiraan ka dhigaysa wararka la faafiyey ee ah in Muqdisho uusan joogin oo Jabuuti uu ku sugan yahay.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...