[Sir xasaasiya ] Farmaajo oo Muungaab u magacaabaya Taliyaha Ciidanka xooga dalka iyo Jeneral Odowaa

1
Thursday April 15, 2021 - 00:28:27 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Sir xasaasiya ] Farmaajo oo Muungaab u magacaabaya Taliyaha Ciidanka xooga dalka iyo Jeneral Odowaa

    Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Millatariga Jeneral Odowaa Yuusuf Raage oo ku mashquulsan fulinta ammaro lagu siiyey in Ciidanka xooggu ay soo banneeyaan furin kasta oo ay ku sugan yihiin kana tirsan Galmudug, ayaa dhanka kale Mdaxtooyadda Soomaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Millatariga Jeneral Odowaa Yuusuf Raage oo ku mashquulsan fulinta ammaro lagu siiyey in Ciidanka xooggu ay soo banneeyaan furin kasta oo ay ku sugan yihiin kana tirsan Galmudug, ayaa dhanka kale Mdaxtooyadda Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in xilka laga qaado Odowaa laguna badalo MuunGaab duqii hore ee Muqdisho. Muungaab ayaa hadda looga yeeray Villa Somalia si loogu sharraxo sababta xilka loogu dhiibayo iyo ujeeda laga leeyahay oo ah in qofkii hadlaba la handado ama la dilo haddii loo baahdo, taasoo ah rabitaanka Farmaajo.
Muungaab ayaa habeen ka hor weerar afka ah ku qaaday Jeneral Saadaq Joon oo Farmaajo  ka waayey rabitaankiisa.
Odowaa oo shaqo loo diray isagoo maqan in hawada loo diro waa rabitaanka Farmaajo ee Caawa, maadaama Madaxweyne hore Xasan Shiikh Maxamuud ugu baaqay inuu isaga haro fulinta amarada Farmaajo.
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...