[Akhriso:] 41-ka Xildhibaan ee Farmaajo 2-labada sano ugu daray Dalalka ay dhalasho ka heystaan iyo Maamul goboleedyadooda!!

0
Friday April 16, 2021 - 11:18:02 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:] 41-ka Xildhibaan ee Farmaajo 2-labada sano ugu daray Dalalka ay dhalasho ka heystaan iyo Maamul goboleedyadooda!!

    Waagacusub.com - Gollaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa fadhi uu yeeshay 12-kii bishan waxaa uu Farmaajo ugu daray 2 sano taasi oo ay kahor yimaadeen aqalka sare, maamul goboleedyada, madasha Badbaado qaran, bulshada rayidka iyo xataa beesha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Gollaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa fadhi uu yeeshay 12-kii bishan waxaa uu Farmaajo ugu daray 2 sano taasi oo ay kahor yimaadeen aqalka sare, maamul goboleedyada, madasha Badbaado qaran, bulshada rayidka iyo xataa beesha caalamka oo ay ugu horeeyaan Yurub iyo Mareykanka.
Waagacusub Media  oo heshay liiska Xildhibaannada keenay isla markaana saxiixay mooshinka jiheynta doorashada. 

Liiska waxaa kasoo saaray marka laga reebo tirada guud, haweenka, inta wadata dhalasho kale iyo xataa maamul goboleedyada ay ka yimaadeen, waana sidan: 

(1). Tiro ahaan waa 41 keliya. 

Loading...

(2). Liiska inta saxiixday 50% waa haween oo ku tuseysa in Farmaajo u adeegsaday dumarka oo ah kuwa looga tiro badan yahay aqalaka. 

(3). Xildhibaannada 18% waxay heystaan baasaboorro Mareykanka iyo Yurub oo laga yaabo iney cunaqabateyn wajahaan.

(4). Marka maamul goboleed ahaan loo fiiriyo Xildhibaannada mooshinka keenay waa sida: 

Jubbaland(7) Xildhiban, Koonfur Galbeed(14) Xildhibaan, Hirshabeelle(3) xildhibaan, Galmudug(3) xildhibaan, Puntland(2) xildhibaan iyo Somalinad(11) xildhibaan. 

Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaannada Keenay Mooshinka Jiheynta Doorashada ee Farmaajo loogu daray 2 sano. 

1. Dahir Amin Jesow
2. Samra Ibrahim Omar
3. Ibrahim Isaaq Yarow
4. Maryan Ahmed Harun
5. Mohamud Ahmed Isse Run sheeg
6. Feysal Omar Guled
7. Asha Kos Mohamed
8. Farhia Hassan Adan
9. Rabico Sheikh Nur
10. Sarha Abudkadir Osman
11. Malaq Dhayow
12. Amina Omar Jama
13. Yurub Ibrahim Rabi
14. Ikram Yusuf Hersi
15. Sadia Musa Abdullahi
16. Abdirahman Ahmed Suge 
17. Abdullahi Osman Duale Sugulle
18. Bibi Kalif Mohamed
19. Abudllahi Sheikh Mohamed Bakistan
20. Abdiaziz Abdullahi Yusuf
21. Abdullahi Olad Roble
22. Ahmed Mohamed Jama Irro
23. Hashim Nur Aden
24. Qasim Mohamed Jama
25. Fatah Said Hassan
26. Osman Haji Ali
27. Nadifa Farah Jama
28. Khadra Mohamud Tukale
29. Sheikh Shacir
30. Ali Sheikh Abudllahi Afgooye
31. Hawo Mohamed Aden
32. Mohamed Ibrahim Abdi
33. Sahra Omar Malin
34. Abdullahi sheikh Ismail
35. Amina Sheikh Osman
36. Abdirahman Kulmiye Hersi
37. Sheikh Nur Mohamed
38. Ali yusuf Osman-Ganey
39. Nur Sidow Baba-Hassan
40. Hasaan Ali Mohamed-Amardambe
41. Yaqub Ali Mohamed

Sida uu sheegay guddoomiyaha golaha waqtigoodu dhamaaday ee shacabka waxaa ogolaaday qararaka 149 Xildhibaan, Waxaa jira warar sheegaya in aanu kooramka maalintaa buuxin, taasi oo baaristeeda ay socoto. 


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...