Safiiradda Beesha Caalamka oo Farmaajo u yeeray kuna qasbay inuu ka laabto

1
Saturday April 17, 2021 - 18:01:00 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiiradda Beesha Caalamka oo Farmaajo u yeeray kuna qasbay inuu ka laabto

    Waagacusub.com - Kadib shirka guud ee wakiilada Beesha Caalamka, danjireyaasha dalalka Mareykanka, UK iyo Midowga Yurub ayaa maanta si gaar ah Farmaajo ula wadaagay fariimo ay ka sideen dowladahooda - taasoo ay u badan tahay in ay la xiriirto hanjaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Kadib shirka guud ee wakiilada Beesha Caalamka, danjireyaasha dalalka Mareykanka, UK iyo Midowga Yurub ayaa maanta si gaar ah Farmaajo ula wadaagay fariimo ay ka sideen dowladahooda - taasoo ay u badan tahay in ay la xiriirto hanjabaadaha ku jiray qoraaladii ay dhowaan soo saareen.
Dhanka kale, intii kulanka guud socday, diblumaasiyiinta ayaa si cad ugu sheegay Farmaajo in aysan taageeri karin muddo kororsiga "maadaama ay su'aal ka taagan tahay hanaanka sharci ee loo marayo" iyo in ay muddo xileedkii ka idlaatay Golaha Shacabka. Ma jirin ajande kale oo shirka lagu soo qaadey.
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...