Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir uga socdo Teendhada Afisyooni

0
Wednesday May 05, 2021 - 15:43:03 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir uga socdo Teendhada Afisyooni

    Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Muqdisho

Shirkan ayaa looga hadlaya xaalada siyaasadeed, doorashooyinka iyo fududeynta howlaha horyaala Ra’iisul Wasaaraha oo ay ugu horeyso shirka soo socda ee 20-ka bisha May ee Golaha wadatashiga Qaran.

 

Waa shirkii u horreeyay ee dhex mara Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka, tan iyo markii Ra’iisul Wasaaruhu la wareegay arrimaha doorashooyinka iyo amniga oo looga fadhiyo inuu dhowaan guda galo hirgelinta heshiiskii 17 September.


Loading...

 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...