Wararka Ciidanka Badbaado qaran oo Diidanaa Muddo korarsigii Farmaajo oo ka baxay goobihii ay ku sugnaayeen iyo Rooble oo kormeeray

0
Thursday May 06, 2021 - 18:39:23 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararka Ciidanka Badbaado qaran oo Diidanaa Muddo korarsigii Farmaajo oo ka baxay goobihii ay ku sugnaayeen iyo Rooble oo kormeeray

    Waxaa goordhow la qaaday ciidankii badbaado qaran ee ku sugnaa qeybo ka mid ah degmooyinka Holwadaag, Hodan, Cabdicasiis iyo degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow la qaaday ciidankii badbaado qaran ee ku sugnaa qeybo ka mid ah degmooyinka Holwadaag, Hodan, Cabdicasiis iyo degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir

    Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagay goobihii ay ku sugnaayeen ciidanka, waxaana la qaaday dhufeysyadii yaallay goobtaasi.

     

    Waxaa uu sheegay Rooble in  galabta uu si rasmi ah u bilowday qorshaha Ciidamada looga saarayo xaafadaha, dhufeysyadii yaallay looga qaadayo, gaar ahaan aagaga Mirinaayo, Siigaale illaa Xaafada Barmuuda.

    Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii heshiis lagu gaaray arbacdii iney xeryaha ku laabtaan muddo 48 saac gudaheed ah


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...