Boqolaal Askari oo ka tirsan Ciidanka Badbaado Qaran oo ka baxay Muqdisho

0
Friday May 07, 2021 - 13:21:54 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2116
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqolaal Askari oo ka tirsan Ciidanka Badbaado Qaran oo ka baxay Muqdisho

    Waagacusub.com - Boqolaal Askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee la baxay Badbaado Qaran kuna guuleystay in ay ka hortagaan muddo kororsigii sharci darada ahaa ayaa ka baxay degmooyinka ku yaalla Waqooyiga Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Boqolaal Askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee la baxay Badbaado Qaran kuna guuleystay in ay ka hortagaan muddo kororsigii sharci darada ahaa ayaa ka baxay degmooyinka ku yaalla Waqooyiga Muqdisho.

Ciidankaan ayaa kusii jeedda gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose oo ay markii hore ka yimaadeen 

Waxa ay sheegeen qaar ka mid ah Saraakiisha ciidankaan hoggaaminaysa in saldhigyadii ay ka yimaadeen ay tagi doonaan si ay qeyb uga noqdaan dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab.

Ciidankaan ayaa ku baxay heshiis dhawaan ay gaareen Rooble iyo Saraakiisha ciidankaan hoggaaminaysa ka dib markii laga laabtay muddo korosigii labada sano ahaa ee loo sameeyay Hay’addaha kala duwan ee dowladda.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...