Fanaanad caana oo Muqdisho ku geeriyootay
Waagacusub.com - Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay Muqdisho sida uu (WaagaCusub ) u xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida iyo madadaalada.
Alle ha u naxariistee Fanaanadad Muno Xidigta ayaa sida uu Abwaanka sheegay waxa ay u geeriyootay xanuun ku soo booday habeen hore waxaana ay saakay aroortii u geeriyootay xanuunkii kusoo booday.
Fanaanada Muno xidigta ayaa Ka tirsaneed Hobolada Waaberi Puntland iyadoo markii danbe usoo wareegtay dhanka Muqdisho sidaasna uga mid noqotay Hobolada Waaberi ee Muqdisho.
Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...