Ciidanka Xoogga Dalka oo laba garab u kala jabay, kadib markii Xamar ay ka baxeen Ciidankii diiiddanaa Muddo kordhinta.

0
Monday May 10, 2021 - 15:10:43 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1578
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo laba garab u kala jabay, kadib markii Xamar ay ka baxeen Ciidankii diiiddanaa Muddo kordhinta.

    Qeyb waxaa hoggaamiya Gen. Gacma Duule halka qeybta kalena uu taliye u yahay Gen. Odowaa Yuusuf Raage oo ku magacaaban xilka Taliska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeyb waxaa hoggaamiya Gen. Gacma Duule halka qeybta kalena uu taliye u yahay Gen. Odowaa Yuusuf Raage oo ku magacaaban xilka Taliska.
Ciidanka Farmaajo damaciisa diiddnaaa ayaa iska diiday iney ka amar qaataan Odowaa Yuusuf Raage, waxay ku eedeeyeen in uu yahay nin amarada iyo rabitaanka Farmaajo fulinaya weli.

Maadaama heshiis horudhac ah laga gaaray Ciidanka in magaaladda laga bixiyo, waxay diideen in shalay ninkii Farmaajo la safnaa ay ka amar qaataan, waxayna hoostagaan Gen. Gacma Duule oo hoggaan u ah Ciidankii Muddo kordhinta Fashiliyey.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...