Amiirka Dowladda Qadar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani iyo madaxweyne Farmaajo oo galabta khadka taleefanka ku wada-hadlay

0
Thursday May 13, 2021 - 21:00:43 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amiirka Dowladda Qadar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani iyo madaxweyne Farmaajo oo galabta khadka taleefanka ku wada-hadlay

    iyaga oo is weydaarsaday Hambalyada ciidda iyo arrimo kale oo aan warbaahinta lala wadaagin. -Sida ay sheegtey Wakaaladda Wararka ee Qadar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyaga oo is weydaarsaday Hambalyada ciidda iyo arrimo kale oo aan warbaahinta lala wadaagin. -Sida ay sheegtey Wakaaladda Wararka ee Qadar.
Qadar ayaa dhawaan dhexdhexaadisey Kenya iyo Soomaaliya hase ahaatee khilaaf kale ayaa labada dhinac soo kala dhex galay, iyada oo Kenya ay joojisey duulimaadyada Soomaaliya.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...