[DEG DEG] Saddex gantaal oo laga ganay dalka Lubnaan ayaa ku dhacay Israa'iil, sida ay Al-Jazeera u sheegeen millateriga Lubnaan.

0
Thursday May 13, 2021 - 22:25:23 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Saddex gantaal oo laga ganay dalka Lubnaan ayaa ku dhacay Israa'iil, sida ay Al-Jazeera u sheegeen millateriga Lubnaan.

    Wariyaha Aljazeera ayaa goor dhaw sheegay in gantaalo ka yimi Lubnaan ay ku dhacday Waqooyiga dhulka Yahuudu heysato, tanni waxay ka dhigan tahay buu yiri "Dagaalka Gaza oo dalkii u horeeyey ee Carbeed qeyb ka noqday".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariyaha Aljazeera ayaa goor dhaw sheegay in gantaalo ka yimi Lubnaan ay ku dhacday Waqooyiga dhulka Yahuudu heysato, tanni waxay ka dhigan tahay buu yiri "Dagaalka Gaza oo dalkii u horeeyey ee Carbeed qeyb ka noqday".
Isreal waxay sheegtay in ay ku dhaceen Badda, Gantaaladan oo aysan khasaare geysan, Ciidamada Lubnaan ayaa iska fogeeyey in ay lug ku leeyihiin dhacdadan, Laakiin meesha la sheegay in laga riday Deegaanka Qlayleh ee waqooyiga ka xiga Naqoura, una dhow xadka ay la wadaagaan Lubnaan la wadaagto Dhulka Falastiin ee ay Yahuudu xooga ku heysato.

30 Daqiiqo ka hor, Yahuuda ayaa bilowday madaafiic iyo dagaal toos ah oo ku wajahayso Gaza, AlJazeera ayaa tabinaysa Boqolaal qof oo ah shacabka Falastiin oo ka qaxaya dagaalkan, saacad ka hor dagaal waxaa ku hanjabay Wasiirka difaaca Isreal.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...