Ciidamo Gadoodsan oo Xirtay Wadooyinka Magaalada Jawhar.
Ciidankii Haramcad ee La geeyay jawhar ayaa gadood sameeyay xirtayna wadooyinka muhiimkaa ee magaalada Jawhar iyagoo dalbanaya in dib loogu celiyo muqdisho oo markii hore laga keenay.
Ciidankaan oo tiro ahaan gaaraya 50 askari ayaa sheegay in ay ku dayacan yihiin magaalada Jawhar ee Caasimadda Maamulka hirshabeele sidaa darteedna ay doonayaan in dib loogu celiyo magaalada Muqdisho