Lafta-gareen oo tababar usoo Xiray Ciidamo la dagaalamaya Al Shabaab
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tawabar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Kuwaaas oo muddo Saddex Bilood ah Tababar uga Soconayay Magaalada Baydhabo ee Caaasimada Kumeel Gaar ka ah koonfur Galbeed Ciidaamadaasi ayaana loo Diyaariyay Sidii Ay ula Dagaalami lahaayeen Cadwga Al shabaab oo Dhib Xoogan ku haya Shacabka kunool Deegaannada Koonfur galbeed.
tirada Ciidankaaasiayaa Waxaa ay tahay 150 Askari oo Ay Tababareen Saraakiil amisoom ah oo Ethopia ah Waxaana Madaxweyne Laftagareen Sheegay in Dhawaan Lageeyn Doono jiida hore ee dagaalka Si deegaannada Alshabaab joogaan Gacanta ugu Dhigaaan
Lafta-gareen oo tababar usoo Xiray Ciidamo la dagaalamaya Al Shabaab
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tawabar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.