[DEG DEG] Rag wata Jaakadaha Qarxa oo Muqdisho soo galay iyo Cabsi Amni oo hadda taagan, isna soo taraysaa.

0
Sunday May 16, 2021 - 13:57:48 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Rag wata Jaakadaha Qarxa oo Muqdisho soo galay iyo Cabsi Amni oo hadda taagan, isna soo taraysaa.

    Xogaha la helay ayaa warinaya in magaalada Muqdisho ay soo galeen rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kuwaas oo ka yimid dhinaca Shabeellada Hoose ee koonfurta Soomaaliya, kuwaasi oo doonaya inay weeraro is-miidaamin ah fuliyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xogaha la helay ayaa warinaya in magaalada Muqdisho ay soo galeen rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kuwaas oo ka yimid dhinaca Shabeellada Hoose ee koonfurta Soomaaliya, kuwaasi oo doonaya inay weeraro is-miidaamin ah fuliyaan.
Mas’uuliyiin kuwa ammaanka ah ayaa sheegay in kooxaha magaalada soo galay islamarkaana damacsan in ay is qarxiyaan ay gaarayaan illaa sideed qof.
Horay Xarunta Xalane waxaa looga soo weriyey tiro intaas ka badan oo Qaraxyo isku soo xiray.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...