Wararka

[DAAWO:] Hogaamiye diiday inuu Hubkiisa Wareejiyo, RW Kheyre oo laga yaabsaday & Farmaajo oo Fahad Yaasiin La-taliye ka dhigtay

0 Visits: 0 | Sunday May 28, 2017 - 15:58:10
Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadoow (Axmed Daaci) ayaa waxa uu diiday in hubkiisa uu wareejiyo xili xukumadda Soomaaliya ay ku dhawaaqday in hub ka dhigis ay Muqdisho ka sameyneyso si amaanka loo xaqiijiyo.

Read More »

[Daawo] beelweynta Muqdisho oo hanjabaadii ugu cusleed u diray

0 Visits: 0 | Sunday May 28, 2017 - 05:23:13
Daawo beelweynta Muqdisho oo hanjabaadii ugu cusleed u diray

Read More »

[Daawo] sida Farmaajo u yasay Cali Yare oo diyaaradda agteeda u sii istaagay si loogu sawiro

0 Visits: 0 | Sunday May 28, 2017 - 05:12:13
Daawo sida Farmaajo u yasay Cali Yare oo diyaaradda agteeda u sii istaagay si loogu sawiro

Read More »

[Daawo] Riwaayadda qosolka badan ee Jilaayasha qooto qooto Vs Ma Soomayaasha Part1

0 Visits: 0 | Sunday May 28, 2017 - 05:10:21
Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Jilaayasha qooto qooto Vs Ma Soomayaasha Part1

Read More »

[Topnews:-] Akhri 10-kii qalad ee Farmaajo galay iyo heerkeey gaartay beentiisa aan qiilka laheyn ?

0 Visits: 0 | Sunday May 28, 2017 - 03:47:04
1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex…

Read More »

[SIRCULUS:] Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

0 Visits: 0 | Sunday May 28, 2017 - 03:36:39
Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya…

Read More »

[DAAWO XOG XASAASI AH: ] Golaha Wasiirada oo Isbadal lagu sameynayo iyo Wasiiradii ugu badnaa ee Beelaha Hawiye oo Xilkooda weyn doona (SABABTA)

0 Visits: 0 | Saturday May 27, 2017 - 14:45:50
Ilo Diblumaasiyadeed oo laga helay Villa Soomaaliya Ayaa Sheegaya Soo Shaac Bixida isku Shan Dhaynta Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka Dhalatay isfahan waa Raysal wasaaraha soomaaliya Iyo golaha wasiirada Qaar ka Mid Ah.

Read More »

[Dhageyso] #7 Suratu - Al-Araf Quran Kariim المص[١]كِتَابٌ أُنزِلَ إِلَيْكَ فَلَا يَكُن فِي صَدْرِكَ حَرَجٌ مِّنْهُ لِتُنذِرَ بِهِ وَذِكْرَىٰ لِلْمُؤْمِنِينَ[٢]اتَّبِعُوا مَا أُنزِلَ إِلَيْكُم مِّن رَّبِّكُمْ وَلَا تَتَّبِعُوا مِن دُونِهِ أَوْلِيَاءَ ۗ

0 Visits: 0 | Saturday May 27, 2017 - 10:40:29
Previous surat (#6 - Al-Anaam ) بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Next surat (#8 - Al-Anfal ) المص[١]كِتَابٌ أُنزِلَ إِلَيْكَ فَلَا يَكُن فِي صَدْرِكَ حَرَجٌ مِّنْهُ لِتُنذِرَ بِهِ وَذِكْرَىٰ…

Read More »

[DAAWO:] Mid kamid ah Beelaha ugu awooda badan Muqdisho oo Iclaamisay dagaal ka dhan ah Farmaajo & Kheyre & Yuusuf Garaad oo Sir badan banaanka keenay

0 Visits: 0 | Friday May 26, 2017 - 20:18:13
Beesha Jareer Weyn oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa magaaladda Muqdisho ka bilaabay olole ka dhan ah madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Read More »

[SIRCULUS:] Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo.

0 Visits: 0 | Friday May 26, 2017 - 08:34:34
SIRCULUS: Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo.

Read More »

[Daawo] hooyo Daaroodnimo darteed gurigeedii Hargeysa looga xoogay laakiin ma taqaan ninkeey Caruurta u dhashay

0 Visits: 0 | Friday May 26, 2017 - 04:17:58
Daawo hooyo Daaroodnimo darteed gurigeedii Hargeysa looga xoogay laakiin ma taqaan ninkeey Caruurta u dhashay

Read More »

[Daawo] Wariye Coldoon oo si adag uga hadlay Xarigiisii Cadaalad daradda iyo wixii uu ku arkay Xabsiga

0 Visits: 0 | Friday May 26, 2017 - 02:10:09
Wariye Coldoon oo si adag uga hadlay Xarigiisii Cadaalad daradda iyo wixii uu ku arkay Xabsiga

Read More »

[Daawo] Yurub Geenyo oo seeygeeda cusub la soo qaaday hees ka turjumeysa Jaceylkooda Ugubkaa

0 Visits: 0 | Friday May 26, 2017 - 02:08:51
Daawo Yurub Geenyo oo seeygeeda cusub la soo qaaday hees ka turjumeysa Jaceylkooda Ugubkaa

Read More »

[DAAWO:] Wasiir cabsan oo lagu hor bahdilay warbaahinta Soomaalida iyo masuuliyiin kale oo Shaaciyay arin fashil ku ah xukumada

0 Visits: 0 | Wednesday May 24, 2017 - 21:19:37
Wasiirka Caafimaadka ee Maamulka Soomaaliland Saleebaan Ciise Xaglotoose ayaa aad uga cadhooday wariye kamid ah kuwa Hargeysa oo meel Fagaare ah hadalo aan munaasib ahayn iyo Su,aalo aan haboneyn ku waydiiyey.

Read More »

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

0 Visits: 0 | Tuesday May 23, 2017 - 22:15:32
[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Read More »

[Daawo] Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Banaadir oo nin Majeerteena ka soo dhexmuuqday

0 Visits: 0 | Tuesday May 23, 2017 - 22:13:17
Daawo Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Banaadir oo nin Majeerteena ka soo dhexmuuqday

Read More »

Waagacusub TV
Loading...