Wararka

[Daawo] shirkii Habargidir iyo Murusade ee Hotel Afrik Muqdisho oo Ra'isulwasaare Kheyre ka qeybgalay

0 Visits: 0 | Tuesday May 23, 2017 - 22:08:48
Daawo shirkii Habargidir iyo Murusade ee Hotel Afrik Muqdisho oo Ra'isulwasaare Kheyre ka qeybgalay

Read More »

[DAAWO:] Beesha Habar-gidir oo Ku dhawaaqday Go'aankii ugu weynaa oo ka farxiyay DFS, Hubkii Beeshaas oo Go'aan laga gaaray & G.Banaadir oo 4.5 lagu qeybsaday

0 Visits: 0 | Tuesday May 23, 2017 - 21:09:26
Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir oo kamid ah beelaha Hawiye kadib kulamo maalmo badan qaatay oo ay la hayeen.

Read More »

[Daawo Live] wardegdega argagixisadda oo 19 dishay 50 dhaawacday weerar ay ku qaadeen Manchester goob dabaaldeg ka socday

0 Visits: 0 | Tuesday May 23, 2017 - 04:23:17
LIVE: Terrorist incident' at Manchester Arena, at least 19 killed & 50 injured - SPECIAL COVERAGE

Read More »

[DAAWO MUUQAAL CULUS:] Yurub oo qaaday Talaabo ka nixisay Soomaaliya iyo Dalkii ugu horeeyay oo dal madax banaan u aqoonsaday Somaliland

0 Visits: 0 | Monday May 22, 2017 - 18:07:24
Dowladda Soomaaliya ayaa aad uga naxsan talaabada ay qaadayaan wadamada caalamka taas oo ay dal madax banaan ugu aqoonsanayaan Somaliland.

Read More »

[Daawo] Live gogoshii Murusade u dhigeen beelaha Habargidir iyo Duduble iyo qodobaddii ka soo baxay

0 Visits: 0 | Monday May 22, 2017 - 03:39:29
Daawo Live gogoshii Murusade u dhigeen beelaha Habargidir iyo Duduble iyo qodobaddii ka soo baxay

Read More »

[Daawo] Fanaanadda Qaali Ladan oo hees cajiiba ku abaalmarisay Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Sunday May 21, 2017 - 22:32:11
Daawo Fanaanadda Qaali Ladan oo hees cajiiba ku abaalmarisay Dahir Alasow

Read More »

[Daawo] Yurub Geenyo oo wacdaro ka dhigtay Muqdisho iyo Fardo lagu galbiyay

0 Visits: 0 | Sunday May 21, 2017 - 21:27:49
Daawo Yurub Geenyo oo wacdaro ka dhigtay Muqdisho iyo Fardo lagu galbiyay

Read More »

[DAAWO:] Faarax Macalin oo Fashiliyay Qorshaha Xildhibaanada Horusocod iyo Dalalka ka dambeeya & Farmaajo Inuu Soomaaliya Ka Iibiyo Carabta

0 Visits: 0 | Sunday May 21, 2017 - 18:05:57
Siyaasiga Faarax Macalin Dawaare ayaa shaaca ka qaaday ineysan raali ka noqon doonin in kulamo lagu duminayo dowladda Soomaaliya ay ka dhacaan magaaladda Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.

Read More »

[DAAWO:] C/Wali Gaas & Axmed Madoobe oo Hadalo adag isweydaarsaday & Labada Madaxweyne oo dagaal afka ah isku qaaday

0 Visits: 0 | Saturday May 20, 2017 - 19:07:04
Madaxda P/Land iyo Jubbaland ayaa umuuqda kuwa aanan waligood mideyn doonin siyaasadooda maadaama ay si weyn isugu khilaafsan yihiin Arimo badan.

Read More »

[Daawo] fashilka siyaasadda iyo faaladda ugu xamaasadda badneed todobaadka ee Wariye Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Saturday May 20, 2017 - 05:16:00
President of twitter and facebook not of Somalia. Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground. In his recent propaganda campaign he urged Somalis to contact him by twitter…

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaare Kheyre oo Wasiir Yusuf Garaad u diiday inuu shir jaraa'id la qabto dhigiisa Jarmalka kadibna kursigii awood ku fariistay iyo Yusuf oo iska huleelay isagoo niyad jabsan

0 Visits: 0 | Saturday May 20, 2017 - 05:14:04
Daawo Ra'isulwasaare Kheyre oo Wasiir Yusuf Garaad u diiday inuu shir jaraa'id la qabto dhigiisa Jarmalka kadibna kursigii awood ku fariistay iyo Yusuf oo iska huleelay isagoo niyad jabsan

Read More »

[Daawo] dagaal dhiig ku hooray oo dhexmaray ilaaladda Madaxweynaha Turkiga iyo banaanbaxayaal isku helay Mareykanka

0 Visits: 0 | Saturday May 20, 2017 - 05:11:52
A demonstration outside the Turkish Embassy in northwest Washington led to nine people being injured, and two arrested.

Read More »

[DAAWO:] Beesha Hawiye oo Go'aan Lama filaan ah ka qaadatay Xildhibaanadda uheshiiyay Farmaajo & Kheyre iyo Salaad Cali Jeelle oo Sir Badan Fashiliyay

0 Visits: 0 | Friday May 19, 2017 - 17:55:11
Odayaasha dhaqana Hawiye ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay go'aankii ay ku dhawaad 100 Xildhibaan uga soo horjeesteen xukumada RW Kheyre iyo madaxweyne Farmaajo.

Read More »

[DHAGAYSO:] Beesha Habar-gidir oo ku dhawaaqday Go'aan lama filaan ku noqday DF, Digniina u dirtay Farmaajo iyo Sababta Loola wareegay Xilkii Yuusuf Garaad

0 Visits: 0 | Thursday May 18, 2017 - 10:19:07
Kulan ay magaaladda Muqdisho ku yeesheen Odayaasha Beelaha Habar Gidir ayaa waxaa ay si weyn uga soo horjeesteen go'aankii ay dowladda Soomaaliya xilka uga qaaday Hanti-dhowrihii qarana Dr Nuur Faarax Jimcaale.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...