[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday![DAAWO:] Sh Shariif oo gacanta ku dhigay Mashruuc uu lahaa Xasan Sh iyo Doorkii Farmaajo oo la ogaaday
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan kusugan magaalada muqdisho ayaa wado qorshayaal oo Xasan Sheekh kooxdiisa iyo qoyskiisa kala waregaayo mashaariic farabadan oo hore u qaatayn.[Dhageyso] Mooshinkii baarlamaanka ee Dekadda Berbera oo laga laabtay kadib markii Laaluush la siiyay Farmaajo iyo Jawaari
Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kullan ka yeeshay arrinta muranka badan dhalisay ee saldhigga milatari ee Imaaraadka Carabta ay ka dhisayaan magaalada Berbera. Doodda ka dib ayaa xildhibaanada waxey dowladda ku wareejiyeen mooshinkii laga keenay saldhigga si ay faahfaahin uga bixiso eedaha ku qoran.…[Dhageyso] Abukar Goobdoon Vs Ceebta ka taagan Wasaaradda Warfaafinta oo noqotay Wasaarad qabiil
Abukar Goobdoon ayaa afka furtay,wuxuuna si adag uga hadlay ceebta ka taagan Wasaaradda Warfaafinta oo noqotay Wasaarad qoys.[DAAWO:] Somaliland oo Dekadda iyo garoonka ku wareejisay Shirkad laga ceyriyay Muqdisho
Magaaladda Berbere ayaa waxaa maanta ka dagtay diyaarad siday madaxda Shirkadda SKA oo ah shirkad xili hore laga ceyriyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.[Daawo Sirculus:] Farmaajo iyo Maamul goboleedyada oo iska indho tiray Lix Qodob oo muhiim u ah qaranimada Soomaaliya
Madaxweynaha DFS ayaa heshiis ka koobnaa 15 qodob la galay maamul goboleedyada kadib wadahal socday mudo labo maalin ah.[Daawo] Catoowga Farmaajo Vs Tooshka Dahir Alasow
Daawo Farmaajo oo cataabay kadib markii uu xaqiiqsaday in shacabku naceen[Daawo] Ruushka oo argagax ku riday Mareykanka iyo gantaalo uu sameeystay oo yaab badan
PEACE OUT Could World War 3 really happen? How nuclear weapons and chemical warfare could lead to the Apocalypse Some claim that global conflict is closer than ever before[Daawo] Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka iyo Ciidanka Waqooyiga Kuuriya oo isku helay Jiida hore ee dagaalka
NORTH KOREA RECEIVES WARNING FROM PENCE. US Vice President Mike Pence warns that "the era of strategic patience is over" with North Korea.[DAAWO:] Somaliland & Shirkadda Turkish oo Ku heshiin Waayay Qodob Yaab Leh
Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la kulmeen wasiirka duulista hawada maamulkaasi Farxaan Aadan Heybe iyagoo ka wada hadlay suuragalnimada in shirkadda Turkish ay duulimaad ka bilowdo garoonka Hargeysa iyo dib u dhis lagu sameeyo garoonka…[Daawo] oo xaqiiqso ineysan Wadaniyad shaqo ku laheyn Farmaajo iyo Kheyre
Daawo oo xaqiiqso ineysan Wadaniyad shaqo ku laheyn Farmaajo iyo Kheyre[Daawo] SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilaan laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA.[DAAWO:] Meydadka iyo Hubka Raggii Hoobiyaasha ku weeraray Muqdisho oo la soo bandhigay & Gaarigoodii oo qarxay
Ciidammada Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka.[Dhageyso] Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia
Dhageyso Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka SomaliaWaagacusub TV
Loading...