Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kullan ka yeeshay arrinta muranka badan dhalisay ee saldhigga milatari ee Imaaraadka Carabta ay ka dhisayaan magaalada Berbera. Doodda ka dib ayaa xildhibaanada waxey dowladda ku wareejiyeen mooshinkii laga keenay saldhigga si ay faahfaahin uga bixiso eedaha ku qoran.…
Read More »