Wararka

Kenya oo baareysa sida uu Baasaboorkeeda ku helay Agaasime kuxigeenka NISA

0 Visits: 2478 | Tuesday August 21, 2018 - 00:01:01
Kenya oo baareysa sida uu Baasaboorkeeda ku helay Agaasime kuxigeenka NISA

Read More »

[XOG DHAGEYSO] FARMAAJO oo Xasan Sheekh ka dalbaday daminta hal Arin oo Dowladiisa Caqabad ku ah

0 Visits: 0 | Monday August 20, 2018 - 19:41:33
FARMAAJO oo Xasan Sheekh ka dalbaday daminta hal Arin oo Dowladiisa Caqabad ku ah

Read More »

[DHAGEYSO:]Somaliland oo ka jawaabtay Hadallo ka Soo Yeedhay Puntland?

0 Visits: 0 | Monday August 20, 2018 - 18:26:48
Garqaad

Read More »

[Daawo Live] Malaayiin taagan buurta Carafo #Hajj2018

0 Visits: 0 | Monday August 20, 2018 - 10:53:43
Monday, August 20: Muslims to head to Mount Arafat Monday will mark the pinnacle of Hajj. Muslims will stand on Mount Arafat and pray on the spot where the Prophet Mohammed gave his final sermon almost 1,400 years ago. More than 2 million people will converge on a hill no larger than a football field…

Read More »

[DHAGEYSO] AXMED Madoobe oo Mas'uuliyiin Badan Kismaayo ka masaafuriyay Ogaw Sababta & Xogta Tirada Rasmiga ah

0 Visits: 0 | Monday August 20, 2018 - 02:15:49
Hogaamiyaha maamulka Jubalanad ayaa wada masaafurinta mas'uuliin kala duwan ka tirsan maamulkiisa iyo saraakiil ciidan oo dowlada Federaalka ka mida.

Read More »

[DHAGEYSO] XOG Laga helay sababta  Jeneraal Caanood oo xilka laga qaaday Ciidamadii ugu badnaa ula Galay Gobolka  Sh/Hoose

0 Visits: 0 | Sunday August 19, 2018 - 15:04:24
Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo ciidanka Marka qabsaday hogaaminaya ayaa la sheegay in magaalada ay gacanta ku dhigeen gabi ahaanteeda, Al-Shabaab-na ay ufirxadeen daafaha magaalada.

Read More »

[Dhageyso] Suratu At Tawbah #9 سْأَلُونَكَ عَنِ الْأَنفَالِ ۖ قُلِ الْأَنفَالُ لِلَّهِ وَالرَّسُولِ ۖ فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَصْلِحُوا ذَاتَ بَيْنِكُمْ ۖ وَأَطِيعُوا اللَّهَ

0 Visits: 0 | Sunday August 19, 2018 - 09:00:57
يَسْأَلُونَكَ عَنِ الْأَنفَالِ ۖ قُلِ الْأَنفَالُ لِلَّهِ وَالرَّسُولِ ۖ فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَصْلِحُوا ذَاتَ بَيْنِكُمْ ۖ وَأَطِيعُوا اللَّهَ وَرَسُولَهُ إِن…

Read More »

[Dhageyso] Suratu Al Anfal #8 يَسْأَلُونَكَ عَنِ الْأَنفَالِ ۖ قُلِ الْأَنفَالُ لِلَّهِ وَالرَّسُولِ ۖ فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَصْلِحُوا ذَاتَ بَيْنِكُمْ ۖ وَأَطِيعُوا اللَّهَ وَرَسُولَهُ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ[١]إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا

0 Visits: 0 | Sunday August 19, 2018 - 08:48:12
يَسْأَلُونَكَ عَنِ الْأَنفَالِ ۖ قُلِ الْأَنفَالُ لِلَّهِ وَالرَّسُولِ ۖ فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَصْلِحُوا ذَاتَ بَيْنِكُمْ ۖ وَأَطِيعُوا اللَّهَ وَرَسُولَهُ إِن…

Read More »

[DHAGEYSO] Ra'iisul Wasaare Aby Ahmed oo Amaro La yaab leh dul dhigay Madaxweyne AXMED MADOOBE

0 Visits: 0 | Saturday August 18, 2018 - 12:44:44
Xog gaara oo ay heleyso Wakaalada DALXUS.com ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ay Dowlada Itoobiya ku wargalisay inuusan markale faraha lasoo gali Karin arrimo quseeya Dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya.

Read More »

[Topnews:-] DP World oo shaacisay sir culus - qorshaheey ku qabsaneyso dekadaha Somalia

0 Visits: 4335 | Saturday August 18, 2018 - 09:19:33
Waagacusub.com - Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka isutaga Imaaraadka carabta ayaa sheegtay in mustaqbalka dhow ay hanta doonto dhammaan dekadaha Somalia kuwa gacanteeda ku jira iyo kuwa aan gacanta ugu jirin.

Read More »

[Topnews:] Ciidanka Kenya oo tacadiyo iyo kufsi baahsan ka wado Gedo Somalia

0 Visits: 1401 | Saturday August 18, 2018 - 08:36:44
Waagacusub.com - Iyadoo ay sii kordhayaan eedeymaha isdabajooga ah ee loo jeedinaayo dowlada Kenya, ayaa waxaa eedey taa lamid ah jeediyay Hoggaamiyihii hore Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin.

Read More »

[Topnews:-] Sii Jiritaanka Ethiopia oo halis ku jira ?

0 Visits: 3246 | Saturday August 18, 2018 - 08:17:55
Waagacusub.com - Khilaaf la sheegay in uu ka dhashay saami'qeybsiga shidaalka Soomaali Galbeed (Ogaadeeniya) ee Jeexdin iyo Heelaale ayaa waxa uu galaaftay booskii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley), ka dib markii uu maamulka Jigjiga ka biyo-diiday qoondada uu Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya…

Read More »

[DHAGEYSO:]Xog Cusub oo Ku Saabsan Ujeedka Safarka Farmaajo ee Turkiga?

0 Visits: 0 | Friday August 17, 2018 - 19:03:29
Garqaadnews

Read More »

[DHAGEYSO] Al-Shabaab oo Xeelado Basaasnimo u adeegsada dad Aan laga fileyn ka hor inta aysan fulin Qaraxyada iyo weerarada Qorsheysan

0 Visits: 0 | Friday August 17, 2018 - 17:35:14
Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa Qaraxyo iyo weeraro toosa waxaa ay ka fuliyaan wadamada Soomaliya iyo Kenya waxana su'aalo badan laga keenay sababta ay ugu fududaato inay weeraraan goobo aad amnigooda loo ilaaliyo.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...