Wararka

[DHAGEYSO] Jabuuti oo war kasoo saartay Heshiiskii Somalia iyo Erateriya.

0 Visits: 0 | Wednesday August 01, 2018 - 14:24:07
Dowladda Jabuuti ayaa beenisay in Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu booqan doono Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Erateriya.

Read More »

[Daawo Islaan Bashiir] oo ka carooday Kheyre "Farmaajo ayaan weeydiisanay inuu dekadda Garacad noo dhagax dhigo, wuxuu noo sheegay inuu soo diray"

0 Visits: 0 | Wednesday August 01, 2018 - 10:06:27
Daawo Islaan Bashiir oo ka carooday Kheyre "Farmaajo ayaan weeydiisanay inuu dekadda Garacad noo dhagax dhigo, wuxuu noo sheegay inuu soo diray"

Read More »

[DHAGEYSO:]Xog Cusub oo Ku Saabsan Muhiimadda Safarkii Farmaajo ee Eritrea?

0 Visits: 0 | Tuesday July 31, 2018 - 16:35:25
Garqaadnews

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Ra'iisul Wasaare Kheyre oo hal Sabab darteed kaga Baaqday Safarka Garacad [iyo Dhagaxdhiga Dekad Cusub]

0 Visits: 0 | Tuesday July 31, 2018 - 14:57:41
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka baaqday safar uu ku tagi lahaa degmada Garacad, halkaasoo ka mid aheyd goobaha la qorsheeyay inuu booqdo, inta uu ku guda jiro safarkiisa deegaanada Puntland.

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo ceebeeyay boqorka Emirate "Diinta Islaamka nama bari kartaan,waad lumiseen ,waxaad na bartaan Carabiga oo kaliya si aan annaga idiin kuugu soo laabano"

0 Visits: 0 | Tuesday July 31, 2018 - 14:49:07
Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed reportedly told the Crown Prince of Abu Dhabi, Mohammed bin Zayed that "You've lost the religion" and that the UAE was not fit to teach them Islam.

Read More »

[Daawo Wariyaha] BBC Wareeysigiisa Kheyre ma su'aalo kulul mise kuwa jilcan

0 Visits: 0 | Tuesday July 31, 2018 - 03:36:22
Daawo Wariyaha BBC Wareeysigiisa Kheyre ma su aalo kulul mise kuwa jilcan

Read More »

[Daawo] ONLF oo shirweyne ku shaaciyay wada hadalkooda Ethiopia halka uu marayo

0 Visits: 0 | Tuesday July 31, 2018 - 02:33:16
Daawo ONLF oo shirweyne ku shaaciyay wada hadalkooda Ethiopia halka uu marayo

Read More »

[Daawo] Xidigta Fadumiina Hilowle oo hees u qaaday degmadii Dahir Alasow ka yimid RAAGE CEELLE

0 Visits: 0 | Monday July 30, 2018 - 18:53:33
Daawo Xidigta Fadumiina Hilowle oo hees u qaaday degmadii Dahir Alasow ka yimid RAAGE CEELLE

Read More »

[DHAGEYSO:]Maxay ku Heshiiyeen Dowladaha Eritrea iyo Soomaaliya?

0 Visits: 0 | Monday July 30, 2018 - 16:22:08
Garqaadnews

Read More »

[DHAGEYSO] Puntland oo war aan la fileyn kasoo saartay Dagaalka Tukaraq & [Somaliland oo wadnaha farta ku heysa]

0 Visits: 0 | Monday July 30, 2018 - 12:31:45
Maamulka Puntlnad ayaa mar kale si aan xal ku jirin uga hadlay xiisada dagaal ee kala dhaxeysa Somaliland oo ay diris yihiin.

Read More »

[DHAGEYSO] Imaraadka oo XOG Cusub ka sheegay Khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya iyo [hal Shuruud uu ku xiray Heshiika kadib...]

0 Visits: 0 | Sunday July 29, 2018 - 14:36:39
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa mar kale dib usoo nooleeysay ka hadlidda lacagtii ay dowladda Soomaaliya kala wareegtay markii lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho xilli ay taagan xiisad siyaasadeed oo u dhaxeyso Madaxweyne Farmaajo, Khere iyo Jawaari.

Read More »

[Daawo] Madaxweyne Gaas oo qaatay magaciisa cusub ee Cabdi Qadar Gaas

0 Visits: 0 | Sunday July 29, 2018 - 09:49:03
Daawo Madaxweyne Gaas oo qaatay magaciisa cusub ee Cabdi Qadar Gaas

Read More »

[Daawo] Cabdirashid Cali Shucaac oo Ogaadeen ku tilmaamay cunsuriyiin doonaya iney Somali ku abtirsato Ogaadeen

0 Visits: 0 | Sunday July 29, 2018 - 09:47:57
Daawo Cabdirashid Cali Shucaac oo Ogaadeen ku tilmaamay cunsuriyiin doonaya iney Somali ku abtirsato Ogaadeen

Read More »

[Daawo] Farmaajo oo Eritrea booqasho ku tegay iyo sidii loo soo dhaweeyay

0 Visits: 0 | Sunday July 29, 2018 - 09:45:36
Daawo Farmaajo oo Eritrea booqasho ku tegay iyo sidii loo soo dhaweeyay

Read More »

[XOG:] Safarka Farmaajo o ku tagay Eritrea go'aankeeda yaa leh?

0 Visits: 3670 | Saturday July 28, 2018 - 20:05:22
Waagacusub.com - Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dalka Eretaria .Booqashadas ayaa kusoo aaday dhawaan markuu raisal wasaraha cusub ee Ethiopia Abye Ahmed Safar taariikhi ah ku tagay Eretaria kana dalbaday in xurguftii ka dhaxesay labada dal in wada xaajood…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...