Wararka

[DHAGEYSO]Dagaal beeleed Culus oo markale dib u qarxay iyo Xog laga helaayo!

0 Visits: 4518 | Tuesday July 24, 2018 - 22:15:03
Waagacusub.com-Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed uu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Ceeryaan oo 45 KM ujira magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Read More »

[DHAGEYSO:]Ciidamo Cusub oo La Wareegay Muqdisho?

0 Visits: 0 | Tuesday July 24, 2018 - 13:18:34
Hareed

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Halkee laga keenay Hub si Sharci daro ah loogu kala iibsanaayo suuqyada MUQDISHO?

0 Visits: 0 | Tuesday July 24, 2018 - 11:47:12
Inta badan suuqyada magaalada Muqdisho ee Hubka lagu iibiyo ayaa waxaa lagu arkayaa Hubka noocyada fudud oo la kala iibsanaayo.

Read More »

[Daawo] Qatar oo Emirate-ka uga guuleeysatay dacwadii Maxkamadda Cadaaladda aduunka iyo amarka la duldhigay Emirate-ka

0 Visits: 0 | Tuesday July 24, 2018 - 06:03:53
The International Court of Justice is getting ready to rule on a case filed by Qatar against the United Arab Emirates. Qatar accuses the UAE of violating international laws by expelling thousands of Qataris, many of whom have family or own property in the UAE. Al Jazeera's Hashem Ahelbarra reports…

Read More »

[Daawo Live Music -] Kiin Jamac-qaali ladan,Barliin Bareemiya,Rasmi reys,Khadar keyow,Xasan Gantaal

0 Visits: 0 | Tuesday July 24, 2018 - 05:59:30
Daawo Live Music - Kiin Jamac-qaali ladan,Barliin Bareemiya,Rasmi reys,Khadar keyow,Xasan

Read More »

[Topnews] Qatar oo Emirate-ka uga guuleeysatay dacwadii Maxkamadda Cadaaladda aduunka ICJ iyo amar lagu riday

0 Visits: 1710 | Tuesday July 24, 2018 - 05:27:25
Waagacusub.com - Maxkmadda caalamiga ah ee caddaaladda ee ICJ ayaa shalay ridday xukun ka dhan ah dalka Imaaraadka Carabta, ayada oo dalkaas ugu baaqday inuu mideeyo qoysaska reer Qatar, islamarkaana joojiyo xadgudubka jinsi ee ka dhanka ah.

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Seefta Madaxweyne Farmaajo oo gasha ka baxsan iyo Mas'uuliyiin la filayo inuu Xilka ka qaado [Ogow Magacayada iyo Xilalka]

0 Visits: 0 | Monday July 23, 2018 - 14:19:32
Xog gara ah oo ay heshay Dalxus.com ayaa sheegeyesa in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu wado qorsho uu xilka uga qaadayo Taliyaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaran Xuseen Cismaan Xuseen.

Read More »

DEG DEG:-Al-Shabaab Oo Weerar Qaraxyo Ku Bilaawday Ku Qaaday Xarun ciidamada...

0 Visits: 1694 | Monday July 23, 2018 - 12:02:47
DEG DEG:-Al-Shabaab Oo Weerar Qaraxyo Ku Bilaawday Ku Qaaday Xarun ...,

Read More »

[Daawo] Faiza Wadani iyo Saadaq oo Live soo wada galay kadibna is cafiyay iyo saameeynta dagaalkii baraha bulshada labada dhinac

0 Visits: 0 | Monday July 23, 2018 - 03:59:02
Daawo Faiza Wadani iyo Saadaq oo Live soo wada galay kadibna is cafiyay iyo saameeynta dagaalkii baraha bulshada labada dhinac

Read More »

[Daawo] Cadde Gaabow oo noqday siyaasiga Hawiye ugu geesisan iyo khudbadiisii tacadiga lagu hayo reer Muqdisho

0 Visits: 0 | Monday July 23, 2018 - 02:55:55
Daawo Cadde Gaabow oo noqday siyaasiga Hawiye ugu geesisan iyo khudbadiisii tacadiga lagu hayo reer Muqdisho

Read More »

[Daawo] Faiza Wadani oo xiisadii Saadaq Qabyaaladiid cirka ku shareertay iyo lacagta uu ka qaatay

0 Visits: 0 | Sunday July 22, 2018 - 18:46:55
Daawo Faiza Wadani oo xiisadii Saadaq Qabyaaladiid cirka ku shareertay iyo lacagta uu ka qaatay

Read More »

[DHAGEYSO] Tirada Saraakiil Al-shabaab oo lagu arkay Meel aan laga fileyn & Cabsi xoogan oo taagan

0 Visits: 0 | Sunday July 22, 2018 - 10:19:18
Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Ammaanka dalka Kenya ayaa sheegay in dagaalyahano dhowr ah oo sita hubka culus ay galeen qeybo ka mid ah dalka Kenya.

Read More »

[DHAGEYSO] Nikii Daacish u Qaabilsanaa Duubista Muuqaallada Dilalka Qorsheysan & Qaraxyada Muqdisho oo maxkamad lasoo taagay

0 Visits: 0 | Saturday July 21, 2018 - 23:57:33
Ugu horreynba waxaa loo jeediyay eedda ay soo diyaariyeen Xafiiska Xeer ilaalinta ee ka koobneyd xilliyadii uu ku soo qaatay kooxaha Alshabaab iyo Daacish uu ka tirsanaa ilaa 2013 ka hor inta uusan soo gelin gacant Ciidamada Amniga oo lagu soo qabtay isagoo ku jiro aasidda miino meel boodka ka ah fadhi…

Read More »

[Daawo] Muse Biixi oo jilaya inuusan ka warqabin kulankii Farmaajo iyo Feysal Cali Waraabe - HANJABAAD

0 Visits: 0 | Saturday July 21, 2018 - 22:09:02
Daawo Muse Biixi oo jilaya inuusan ka warqabin kulankii Farmaajo iyo Feysal Cali Waraabe - HANJABAAD

Read More »

Waagacusub TV
Loading...