Wararka

[Dhageyso:] Al-shabaab oo hogaamiye cusub doortay iyo saraakiisha ugu sareysa oo kasoo hor jestay

0 Visits: 0 | Saturday May 26, 2018 - 17:18:31
Dagaalamayaasha al-shabaab ayaa la sheegay inay doorteen hogaamiye cusub kadib markii uu xanuun darani soo wajahay hogaamiyahoodii ugu sareeyay.

Read More »

[Daawo] sheekadii ugu qosolka badneed taariikhda Majaajiladda Somalia

0 Visits: 0 | Saturday May 26, 2018 - 05:45:53
Daawo sheekadii ugu qosolka badneed taariikhda Majaajiladda Somalia

Read More »

[Daawo Akhriso] sheekadii xiisaha badneed ee MAANAFAAY Qeybta 2aad - Wariye Xasan Kaafi Qoyste 0

0 Visits: 0 | Saturday May 26, 2018 - 05:36:57
Bal isu fiiri saaka iyo subaxdii iyadoo sida dheemanta u hillaacaysa ay taagnayd Shaneema Xamar horteeda. Subaxdaasi taariikhda Maana-Faay meel weyn bay ka gashay. Intay ifka saaran tahayna maskaxdeeda ka go'i mayso. Markay in yar joogtaba way ku soo dhacdaa. Waxaa hor yimaada muuqaalkeedii il qabadka…

Read More »

[Daawo] Wariye Boqorka bartamaha oo afka furtay kadib markii heestiisii Aay Ooto laga xaday oo nin kale si qaldan u qaaday

0 Visits: 0 | Saturday May 26, 2018 - 05:31:23
Daawo Wariyaha weyn Fanaan Boqorka bartamaha oo afka furtay kadib markii heestiisii uu ka xaday Iidle Yare

Read More »

[Dhageyso:] Ciidamo ka baxay Dagaalka Tukaraq kana goostay Puntland oo isku dhiibay Somaliland

0 Visits: 0 | Friday May 25, 2018 - 18:31:09
Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay Ciidamo ay sheegen in ay kasoo goosteen maamulka Puntland, gaar ahaan kuwo qeyb ka ahaa dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

Read More »

[Daawo Dahir Alasow] Colaada Tukaraq Hawiye halkee la safteen ?

0 Visits: 0 | Friday May 25, 2018 - 10:07:55
Daawo Dahir Alasow -Colaada Tukaraq Hawiye halkee la safteen ?

Read More »

[Dhageyso] VOA oo dagaalka Tukaraq dhinac la safatay

0 Visits: 0 | Friday May 25, 2018 - 08:52:30
Dhageyso VOA oo dagaalka Tukaraq dhinac la safatay

Read More »

[DHAGEYSO:] Wararkii ugu danbeyay Dagaalka Tukaraq, Maxaabiis la kala qabsaday iyo Qasaaraha

0 Visits: 0 | Thursday May 24, 2018 - 13:47:28
Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa saaka mar kale dib uga qarxay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, iyadoo dagaalkan uu yahay mid culus oo la isu adeegsanayo hubka waa weyn.

Read More »

[Dhageyso] COD SIRA Madaxweyne ku xigeenka Puntland dagaalkii Tukaraq iyo Isaaq

0 Visits: 0 | Thursday May 24, 2018 - 06:48:54
Dhageyso COD SIRA Madaxweyne ku xigeenka Puntland dagaalkii Tukaraq iyo Isaaq

Read More »

[Daawo] Liiska Wasiiradda Cusub - qabiiladooda, Cabdi iley oo halis wajahay iyo Sola bidaar +Hiraab

0 Visits: 0 | Thursday May 24, 2018 - 05:52:46
1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta 2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga 3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta 4- C/casiis C/llaahi Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha 5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka 6- C/fataax Maxamed Ibraahim…

Read More »

[Wardegdega] Raiisul Wasaare Kheyre oo soo Magacaabay Wasiiro Cusub ?

0 Visits: 3790 | Thursday May 24, 2018 - 01:46:36
[Wardegdega] Raiisul Wasaare Kheyre oo soo Magacaabay Wasiiro Cusub ?

Read More »

[Dhageyso:] Puntland oo ku dhawaaqday Go'aan lama filaan ku noqday Somaliland Kadib Dagaalka Tukaraq

0 Visits: 0 | Wednesday May 23, 2018 - 14:55:28
Guddiga difaaca maamulka Puntland oo maanta kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada Garawe ayaa waxa ay kasoo saareen qodobo xasaasi ah oo ku aadan dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Read More »

[Daawo] ceebta ka dhalatay Faankii iyo beentii Sola Bidaar ee diyaaradii uu sheegtay inuu kireeyay - "Wafdigii raacay oo soo hadlay"

0 Visits: 0 | Wednesday May 23, 2018 - 07:19:12
Daawo ceebta ka dhalatay Faankii iyo beentii Sola Bidaar ee diyaaradii uu sheegtay inuu kireeyay - "Wafdigii raacay oo soo hadlay"

Read More »

[Daawo] Dowladda Farmaajo oo amartay in Wariye Saxnuuni laga Tarxiilo Masar si Xamar loogu xiro

0 Visits: 0 | Wednesday May 23, 2018 - 07:14:53
Daawo Dowladda Farmaajo oo amartay in Wariye Saxnuuni laga Tarxiilo Masar si Xamar loogu xiro

Read More »

[Daawo] Qisadii ninkii dilay Nabiga adeerkii Hamza iyo Beenaale Musaylima

0 Visits: 0 | Wednesday May 23, 2018 - 06:41:05
Daawo Qisadii ninkii dilay Nabiga adeerkii Hamza iyo Beenaale Musaylima

Read More »

[Daawo] Nin Saaxiibkiis oo Sooman Aadaan beena ku afuriyay laakiin kaftankiisii loo toogtay

0 Visits: 0 | Wednesday May 23, 2018 - 06:25:23
Daawo Nin Saaxiibkiis oo Sooman Aadaan beena ku afuriyay laakiin kaftankiisii loo toogtay

Read More »

[Daawo] Habaryoonis iyo Ciidagale oo isku raacay shirweyne Garxajis

0 Visits: 0 | Wednesday May 23, 2018 - 06:11:55
Daawo Habaryoonis iyo Ciidagale oo isku raacay shirweyne Garxajis

Read More »

[Gacal iyo Carabeey] oo Xildhibaano Afurkii kula balansan Hotel Hayaat Muqdisho Xogmuhiima!

1 Visits: 2519 | Tuesday May 22, 2018 - 17:38:40
Waagacusub.com - Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Caawa Xildhibaano tiro yar oo katirsan Maamulkaasi afur kula leh Hotel Hayaat Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha ayaa la sheegay in U cadaado tagi doono Maalmaha soo socdo kadibna halkaasi mooshino iyo fowdo ka bilaabi doono sida ilo wareedyo Muhiima…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...