Wararka

Ciyaaryahan Xaaskiisa u siiya bil walba boqol kun dollar tamashle iyo Magaalo joog

0 Visits: 2283 | Tuesday March 03, 2020 - 04:01:15
Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo warramay in ciyaaryahanka u dhashay dalka Burtiqiiska ee u dheela kooxda Juventus, Cristiano Ronaldo uu lacag dhan 100 kun oo doolar magaalo joog ahaan bil walba u siiyo…

Read More »

Daawo Arooska Fanaaniin caana oo la isku Nikaaxiyay

0 Visits: 0 | Monday March 02, 2020 - 03:57:28
Daawo Arooska Fanaaniin caana oo la isku Nikaaxiyay

Read More »

DAAWO Sidee loo boobay gurigii Sheekh Shaakir sideese u arkeen shacabka

0 Visits: 0 | Monday March 02, 2020 - 03:03:06
DAAWO Sidee loo boobay gurigii Sheekh Shaakir sideese u arkeen shacabka

Read More »

Dhageyso Ku xigeenka dagaal ooge Qoor Qoor oo Xaaf ka been sheegay

0 Visits: 0 | Monday March 02, 2020 - 02:56:33
Dhageyso beenta Ku xigeenka dagaal ooge Qoor Qoor oo Xaaf ka been sheegay

Read More »

Dhageyso VOASomali Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeeyay Xarumaha Hormuud Telecom ee Jubooyinka iyo Gedo

0 Visits: 0 | Monday March 02, 2020 - 02:51:52
Dhageyso VOASomali Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeeyay Xarumaha Hormuud Telecom ee Jubooyinka iyo Gedo

Read More »

Sirta Miisaaniyadda NISA ee Qatar bixiso qeybta 1aad - Liiska magacyada Saraakiisha qaata

0 Visits: 6142 | Sunday March 01, 2020 - 15:56:25
Warbaahinta Waagacusub waxey idiin soo gudbineysa qeybta 1-aad ee Xogta Sirta ah ee Miisaaniyadda Hay'adda Sirdoonka Farmaajo ee NISA. Lacagtaan waxaa bixisa Dowladda Qatar ,sida aad ka arki kartaan shaxda qoraalka hoose ee Miisaaniyadda.

Read More »

Liiska magacyadda Xildhibaanadda Kenya ee lagu xiray Nairobi markii ay Muqdisho kula kulmeen Sirdoonka Farmaajo.

0 Visits: 2731 | Sunday March 01, 2020 - 15:26:31
Waagacusub.com - Telefeshinka Citizen ayaa baahiyay Magacyadda 8 Xildhibaan oo Soomaalida Kenya ah, kuwaasoo socdaal qarsoodi ah ku tagay Muqdisho, kadib martiqaad ay ka heleen Sirdoonka Somalia.

Read More »

SIRTA NISA: Waagacusub wuxuu faafinayaa Dukumiinti ku saabsan Saraakiisha Sirdoonka Dowladda Farmaajo ee QATAR mushaarka siiso liiskooda iyo telefoonadooda

1 Visits: 14748 | Saturday February 29, 2020 - 21:33:33
Warbaahinta Waagacusub waxey bilaabeeysaa faafinta Xogta sirta Hay'adda Sirdoonka Dowladda Farmaajo oo Saraakiisha sare ee maamula ay 83% noqdeen Saraakiil u shaqeeya Al-Shabaab oo Mushaar ka qaata Dowladda Qatar.

Read More »

Daawo Taliyahii Haramcasta iyo 60 ka mida Ciidankii Qoor Qoor oo dagaalkii Dbuusamareeb lagu dilay iyo khasaaraha ka dhashay dagaalka

0 Visits: 0 | Saturday February 29, 2020 - 04:11:09
Daawo Taliyahii Haramcasta iyo 60 ka mida Ciidankii Qoor Qoor oo dagaalkii Dbuusamareeb lagu dilay iyo khasaaraha ka dhashay dagaalka

Read More »

[DHAGEYSO] Dagaalkii Dhuusamareeb oo Waji cusub yeeshay?

0 Visits: 0 | Saturday February 29, 2020 - 02:28:08
hareed

Read More »

Topnews:- Ciidanka Ethiopia oo la wareegay Amaanka Qoor Qoor kadib markii dagaalkii Dhuusamareeb fiday

0 Visits: 6097 | Friday February 28, 2020 - 07:02:03
Waagacusub.com - Ciidanka Ethiopia ayaa isku gadaamay guriga uu Dhuusamareeb ka degan yahay Axmed Qoor Qoor kadib markii dagaal qaraar uu dhexmaray Ciidankiisa iyo kuwa taabacsan Garabka Ahlusunah ee Sheekh Shaakir.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka Dhuusamareeb? Ciidanka Sheekh Shaakir oo Gaari Dhashiike saaran yahay ka qabsaday Ciidanka Qoor Qoor.

0 Visits: 8188 | Friday February 28, 2020 - 01:39:57
Waagacusub.com - Ciidan kala taabacsan Sheekh Shaakir iyo Axmed Qoor Qoor ayaa weli ku dagaalamaya Gaari Cabdi Bile ah oo yaal kontorool ay horey u joogeen Maleeshiyadda Axmed Qoor Qoor ee ku dhaw Xeradda Inji Dhuusamareeb.

Read More »

[DHAGEYSO] Guuxa beesha Hawiye ma beddeli doonaa qorshaha Villa Somalia?

0 Visits: 0 | Thursday February 27, 2020 - 23:48:44
haredd

Read More »

Waagacusub TV
Loading...