Wararka

[DAAWO] Dahir Alasow oo ka carooday in heestiisii Eglan Salah u saartay Farmaajo

0 Visits: 0 | Thursday August 15, 2019 - 05:29:31
DAAWO Dahir Alasow oo ka carooday in heestiisii Eglan Salah u saartay Farmaajo

Read More »

[Saraakiil] ka tirsan Sirdoonka Itoobiya oo gaaray Kismaayo iyo xog ku saabsan socdaalkooda

0 Visits: 2511 | Wednesday August 14, 2019 - 13:37:02
Waagacusub.com- Ilo wareedyo muhiim ah ayaa u xaqiijiyay WAAGACUSUB MEDIA- in Saraakiil ka socda Sirdoonka Itoobiya ay saaka gaareen magaalada Kismaayo, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo socdaalkooda.

Read More »

[Daawo] waa kuma Musharaxa Al-Shabaab u wataan Madaxweynaha Somalia iyo Odayaashii ay dib u muslimiyeen oo kashifay

0 Visits: 0 | Tuesday August 13, 2019 - 01:30:48
Daawo waa kuma Musharaxa Al-Shabaab u wataan Madaxweynaha Somalia iyo Odayaashii ay dib u muslimiyeen oo kashifay

Read More »

[Dhageyso] VOA Somali oo baaris ku sameeysay gabadhii isku qarxisay Xarunta Dowladda hoose ee Xamar iyo gabadhii la socotay oo fakatay

0 Visits: 0 | Saturday August 10, 2019 - 08:01:40
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu oo lagu dilay Duqii Muqdisho iyo siddeed qof oo kale. Dawladda ayaa sheegtay in gabadha Isa soo miidaamisay ay qabtay baahiyaha gaarka ah, isla markaana ay ku takri-fashay…

Read More »

[Daawo] muuqaalka CCTV gabadhii isku qarxisay Xarunta Banaadir iyo Saraakiishii la shaqeeyay

0 Visits: 0 | Sunday August 04, 2019 - 05:17:25
Daawo muuqaalka CCTV gabadhii isku qarxisay Xarunta Banaadir iyo Saraakiishii la shaqeeyay

Read More »

[Daawo] Fadeexadaan Taliye ku xigeenka Hay'adda Jinsiyadaha iyo socdaalka Somalia oo gabadh yar qol ku dhex kufsaday iyo Video uu ka duubay ?

0 Visits: 0 | Sunday August 04, 2019 - 04:57:36
Daawo Fadeexadaan Taliye ku xigeenka Hay'adda Jinsiyadaha iyo socdaalka Somalia oo gabadh yar qol ku dhex kufsaday iyo Video uu ka duubay ?

Read More »

[Daawo] Farmaajo sidee looga ceshtay dhalashadii Mareykanka - Qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Friday August 02, 2019 - 11:42:19
Farmaajo oo dhalashadii Mareykanka laga ceshtay, Yariisow oo Isbitaal Qatar ku dhintay, Muqdisho oo kacdoon cusub ka biloowday, Fahad Yasin oo laga yaabo in liiska argagixisadda lagu daro, Kheyre oo Dhusamareb marada uga dhacday, Sacad iyo Saleebaan oo si u diiday shir ku sheegii dib u heshiisiinta…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...