Wararka

[DHAGEYSO:]Magacyadda Raggii Fuliyay Weerarkii Nairobi oo la Shaaciyay?

0 Visits: 0 | Friday January 18, 2019 - 14:04:20
HAREED

Read More »

[MW Waare] oo shalay isku cadeeyay in uu yahay "Arigii uu ku sifeeyay Hirshabeele

0 Visits: 3643 | Friday January 18, 2019 - 11:46:02
Waagacusub.com- Kulankii maqaarsaarka ahaa ee shalay loogu dabaaldagaayay doorashadii aan xaalasha ahayd ee ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa si aan gabasho lahayn loogu bahdilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi Aware.

Read More »

[Dhageyso] Wariyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan oo kashiftay Madaxda Dowladda ee laaluusha Warbaahinta - Baaris fadeexad weyn?

0 Visits: 0 | Friday January 18, 2019 - 06:53:40
Barnaamijka Bandhiga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay marxaladaha ay ku shaqeeyaan warbaahinta Soomaaliya iyo caqabadaha ku horgudban ee musuqmaasuqa iyo laaluushku ka mid yahay. Mxuuu noqon doonaa mustaqbalka warbaahinta Soomaaliya? Maxayse tahay danaha laga leeyahay in warbaahinta la musuq…

Read More »

DAAWO Hees Yurub Geenyo Khadro silimo iyo Oday ku garaaceen Muse Biixi iyo Dhiigshiil

0 Visits: 0 | Thursday January 17, 2019 - 03:38:45
DAAWO Hees Yurub Geenyo Khadro silimo iyo Oday ku garaaceen Muse Biixi iyo Dhiigshiil

Read More »

[War Deg-deg ah;]Gaari ku qarxay goordhow magaalada Muqdisho

0 Visits: 2252 | Wednesday January 16, 2019 - 17:11:50
Waagacusub.com- Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel ku dhow isgoyska Banaadir ee degmada Hodon.

Read More »

[DAAWO] Fanaan caana oo hees ka dhigay gabaygii lagu xiray Abwaan Abees

0 Visits: 0 | Wednesday January 16, 2019 - 10:25:57
DAAWO Fanaan caana oo hees ka dhigay gabaygii lagu xiray Abwaan Abees

Read More »

[Daawo Senator Fartaag] "Amin Caamir lacag siiya ama Facebook naga caaya gaal Bankiga madax ?

0 Visits: 0 | Wednesday January 16, 2019 - 05:04:40
Senator Fartaag "Amin Caamir lacag siiya ama Facebook naga caaya gaal Bankiga madax ?

Read More »

[Xildhibaan Muna K] ayaa tiri "Nafta hal mar bey go'daa, RW Kheyre ama baabuurka bambo iigu xir ama i dil

0 Visits: 4553 | Tuesday January 15, 2019 - 15:56:39
Waagacusub.com- Xildhibaan Muna K oo ka mid ah xildhibaanada BF ayaa baraha bulshada soo dhigtay muuqaal ay sheegtay in haddii la dilo uu masuul ka yahay RW Kheyre. Waxa ay sheegtay in walaasheed laba jeer uu amar ku bixiyay RW. Kheyre in la soo xiro.

Read More »

[Daawo] fadeexadii ka dhacday gollaha baarlamaanka oo leeysu gacan qaaday-Sharci malagu bedeli karaa xeer ?

0 Visits: 0 | Tuesday January 15, 2019 - 02:04:40
Daawo fadeexadii ka dhacday gollaha baarlamaanka oo leeysu gacan qaaday-Sharci malagu bedeli karaa xeer ?

Read More »

[War Deg Deg ah] Qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ka socda Muqdisho!!

0 Visits: 2814 | Monday January 14, 2019 - 18:43:27
Waagacusub.com- Sida ay sheegayaan wararka nagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho waxaa weerar xoogan oo ku bilaawday qarax lagu qaaday Maqaayada lagu magacaabo The Village oo ku taala agagaarka Zoobe.

Read More »

[Daawo] Wasiir loo xushay inuu hantida Hawiye boobo iyo sababta nin ajnabiya Bankiga dhexe loogu magacaabay

0 Visits: 0 | Monday January 14, 2019 - 06:09:39
Daawo Wasiir loo xushay inuu hantida Hawiye boobo iyo sababta nin ajnabiya Bankiga dhexe loogu magacaabay

Read More »

[Daawo] Madaxweynaha cusub ee Puntland oo madaxda Villa Somalia ku bilaabay rasaas kulul iyo cambaareeyn

0 Visits: 0 | Sunday January 13, 2019 - 08:57:41
Daawo Madaxweynaha cusub ee Puntland oo madaxda Villa Somalia ku bilaabay rasaas kulul iyo cambaareeyn

Read More »

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo cambaareeyn kala kulantay qorshe ay ugu geftay aqoonta Somalida iyo ilaalinta dastuurka Qaranka.

0 Visits: 2293 | Sunday January 13, 2019 - 08:21:19
Waagacusub.com - Qodobo ka mida Dastuurka Somalia oo Nin ajnabiya in shaqo la siiyo darteed loo bedelaa iyo fadeexada ka dhalatay ?

Read More »

[Sirculus:] Israel ,Saudi Arabia iyo Emirates oo ku heshiiyay in la wiiqo awoodda Turkey ?

0 Visits: 3119 | Sunday January 13, 2019 - 06:01:25
Waagacusub.com - Dalalka Sacuudiga, Imaraaadka iyo Israel ayaa yeeshay kulan qarsoodi ah oo looga hadlay sidii dowladda Bashar al-Assad dib loogu soo celin lahaa xubinnamadeeda Jaamacadda Carabta, si loo wiiqo saameynta Turkiga ee gobolka.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...