
Wargelin iyo Codsi walaalnimo oo ku socda Somalida
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis gaar ahaan Xaafadaha 62A oo ah Inta u dhaxeeysa Lake ST, Franklin Ave., Cedar Ave iyo Lyndale waxaan ka codsanaynaa iney gacan siiyaan una codeeyaan Osman Ahmed oo ah musharrax u taagan kursiga Aqalka Wakiilada Minnesota ee xaafadaha kor ku xusan (62A)


Maalinta doorashaddu waa 2/6/2018.
Musharraxaan waa nin dhalinyaro ah oo waddankaan wax ku bartay, waqti dheerna ka soo shaqeeyay siyaasadda Minnesota iyo tan Federal-kaba.
Mahadsanidiin hiilkiina Walaalnimo.
GUUL IYO GOBANIMO.


Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...
Wargelin iyo Codsi walaalnimo oo ku socda Somalida
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minneapolis gaar ahaan Xaafadaha 62A oo ah Inta u dhaxeeysa Lake ST, Franklin Ave., Cedar Ave iyo Lyndale waxaan ka codsanaynaa iney gacan siiyaan una codeeyaan Osman Ahmed oo ah musharrax u taagan kursiga Aqalka Waki