
[Musuq Masuq] abid kii ugu Xuma oo ka Tagan Wasarada Caafimadka
Dhawan ayee ahed markuu Dr Cabdirisaq Xasan cali Agasimaha Hospitalka Banadir ka dhawajiyay in Wasarada Cafimadku aan wax deeqa soo garsiin Wasarada Cafimadka taasi badalkedu wuxuu noqday in Wasaradu soo saarto waraaq ay ku leedahay waxan usoo magacownay Mamul Cusub si Caalamka looga qariyo Musuq masuqa ka jira Wasarada misna loo daboolo
Drs Fowziyo waxaa wakiil uga ah iib geenta Daawoyinka Wasarada Shaqsiyal dhowr ah waxana ka mida agasimaha Wasarada Cafimadka guud abdulahi hashi & Dr.Abdirizak yousuf mohamed hirabe ( jalaaludin) waa la taliyaha wasiirada Cafimadka
Dhinaca kale Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaraha qaybta Daawoyinka ayaa inoo xaqiijiyay in Wasarada Cafimadka isbuucii 4 Afar mar ka badan la keeno Daawo ka socota wuxuna sheegay in Dawada ka raqiisantahay Daawoyinka kal Ee qabka Ganacsiga loogu keeno
Wasarada Cafimadka ayaa noqotay Wasarada ugu Musuq masuqa Badan wasaradaha Somalia
Dr.Abdirizak yousuf mohamed hirabe ( jalaaludin) hada la taliyaha wasiirada Dhawan Moqdisho wuxu ka iibsaday dhul qiimihisu yahay 180,000$ Boqol iyo Sideetan kun oo Dollar waxana ku tilmami karna Nasiib daro tii abid ugu xumed
[Musuq Masuq] abid kii ugu Xuma oo ka Tagan Wasarada Caafimadka
Waagacusub.com- Wasiirada Cafimadka Dr Fowziya oo labo jibartay iibinta Dawoyinka loogu deeqo Somalia badinkii wuxuu kasoo gaara Hay'Ado Caalami ah ama Dowladaha qaar balse waxaa nasiib daro ah ma gaaro dadkii u bahna taas badalkeda waxaa loo ii