Warqad sira oo cadeeysay shaqsigii sida sharci darada u joojiyay Safaradii Shariifka iyo Xasan Garguurte ee Beledweyne
Waraaq sir culus ah oo kasoo Baxday xafiis madaxa shaqaalaha NISA oo loo yaqaano Abdullahi Kulane JIIS MAREEXAAN , ayaa lagu amray xafiiska SIRDOONKA CAASIMADDA inay hakiyaan safar madaxdii hore ee dalka Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Xasan Sheekh , xilli ay u socdeen fatahaadii Baladweyne 10/11/2019. waxayna u qornayd waraaqdu sidaan:
Memo:/Fulin Degdeg ah
Ku: Taliyaha Sirdoonka Caasimadda
Og. Agaasimaha Guud ee HSNQ
Og: Wasiirka AMNIGA
Og. Xafiiska Madaxweyne JFS
Ujeedo: Hakin Safar:
Ayadoo la fulinayo amarka madaxda qaranka , waxaa lagugu wargalinayaa in berri oo ay taariikhdu tahay 10 NOV.2019, la hakiyo safarka ex.Madaxweyne Shariif iyo ex.Madaxweyne Xassan Sheikh oo socdaali doona Baladweyn, waxaana lagu farayaa in diyaradda qaadi doonta aysan beri ka dhoofi Karin Garoonka Muqdisho To Baledweyn.
Shaqo wacan …
Warqad sira oo cadeeysay shaqsigii sida sharci darada u joojiyay Safaradii Shariifka iyo Xasan Garguurte ee Beledweyne
Waraaq sir culus ah oo kasoo Baxday xafiis madaxa shaqaalaha NISA oo loo yaqaano Abdullahi Kulane JIIS MAREEXAAN , ayaa lagu amray xafiiska SIRDOONKA CAASIMADDA inay hakiyaan safar madaxdii hore ee dalka Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Xasan Sheek