Farmaajo oo carqaladeen ku bilaabay Hishiiski shalay ay gaareen Musharixiinta mucaaradka iyo Ra'isulwasaare Rooble

0
Tuesday March 02, 2021 - 13:03:20 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo carqaladeen ku bilaabay Hishiiski shalay ay gaareen Musharixiinta mucaaradka iyo Ra'isulwasaare Rooble

    Hishiiska ay shalay Gaareen Raiisal wasaaraha iyo mucaaradka ayaa ka koobnaay in Labaaro Rasaastii lagu furay 19 feebaraayo Musharixiinta mucaaradka ee Banaanbaxa nabada dhigaayay iyo in Musharixiinta ay qabsadaan banaanbx nabad ah' laakiin farm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hishiiska ay shalay Gaareen Raiisal wasaaraha iyo mucaaradka ayaa ka koobnaay in Labaaro Rasaastii lagu furay 19 feebaraayo Musharixiinta mucaaradka ee Banaanbaxa nabada dhigaayay iyo in Musharixiinta ay qabsadaan banaanbx nabad ah' laakiin farmaajo ayaa warqad kasoo daba-saaray isaga oo sheegay in Dowlada Federaalka Somalia iyo Dowlad Goboleedyada Shir isugu yimaadaan maalinta khamiista ah ee soo socota

Farmaajo ayaa u muuqdo inuu ka xun yahay hishiiska mucaaradka iyo Xukuumadda uu madaxda u yahay Rooble 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...